Latest news:
   Home Articles Search Contact Us Quran kariimFebruary 09 2010 04:22:03   
 Mainmenu
Home
Articles
Contact Us
Quran kariim
xayeysiin
 Video Links
SomChat Videos
 On the Spotlight

HALKAAN RIIX - Latest Somali News Videos


Proffessor Cadaan ah oo Soomaaliga Ku Heesaya-
Ururka dhalinyarada Hanoolaato oo La Wareystay


Canada For Haiti Fund Raising -
K'Naan Performs Waiving Flag - K'naan oo Ka Heesay Canada For Haiti


Top Ten Richest Men in Africa-
Waa Kuwee 10-ka nin ee Ugu Qanisan Qaaradda Africa?

 TabliiqaSi

Tabliiqa Siyasada

W/Q.Caanageel

 Audio Link
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA AUDIO
VOA Somali 04:00
VOA Somali 07:00
VOA Somali 08:00

Radio Ogaal
 Somali Link
Aayaha
ARABSOM
AmIiN aRtS
AXYAA-WADANI
ALSHARIICA
aftahan
allceeldheer.com
alhidaaya.info
bclub-19.all Som.Music
Buqaqable.com
bulshoweyn
BBC Somalia
CODKEENA
CADAADOPOST
cadaado
dailypuntland.com,
DANAN RADIO
DIINTAWEBS
Dayniile
dadka.net
dhaqankahawiye
gargaarka
galgaduudpost
geeskaafrika.com
GOBOLLADA
gobeey.com
GUURSO
goobjoog.net
HALGANKAWORDP.
Halganka.net
heesonet
hobyonet.com
hornafrik.com
hillaac.net
huriwaa
HIIRAANPOST
HIIRAANNET
Hiiraan
IIBKA
Ilaqosal
IIROON
jawiil
Jowharauto
jowhar.com
kismaayonews.Com
kismaayocity.com
Maalmaha.com
MAHIIGAAN
mareeg.com
MUSTAQIIM
MUDUGPOST
mudulood
markacadey.net
markacadeey.com
maracade.com
onkod.net
QARANDOON
qaranimo.com
qaadisiya.com
qaadisiya.wordpress
RADIOMUQDISHO.NET
radioogaal
Somalikudhan
SONNANET
SOMALIFANS
SOMALISPORTS
SOOMAALINEWS
Somalilandnet.com
somaliawatch.com
solamusic.net
somaliswiss
somalidoon.com
somalitalk.com
SOMALI VIDEOS
SooMaaL
ShacabkaMedia
SHAAFICIYAH
Sharmarke
SHACABKA
SHAACIYE
shabelle.net
sirdoon.com
simbanews.com
XAMARCADE
xamarnews.com
ximaniyoxeebaha.com
xog-waran.com
XOGSHEEG
XOGTA-MEDIA
xornimo
UNIVERSALTV
WARKII
Warkadalka
Waagacusub
WEB-IIDHIS
wadaninews
Daarulcilmi

SomChat.com
 Islamic Link
islamhouse
Alhidaaya
Altaqwaa
Aflax.Net
Anasheed
Waaniye
Muslim Kids Tajweed
Sh. Abdirashiid
Daarul Xadiith
Duruus
Golaha Imamyada
Tawfiiq Masjid
Masjid Shaafici
Boqolsoon
Khalid Masjid
Somalisunah
alhidaaya.info

Qardhaawi

 Dictionary Search
 Welcome
 Articles/Opinion
ASHUBAAB & ALQAACIIDA(G/le Sare Omar Suleiman Ali )
CADAWGAAGU MA NOQDO SAAXIIBKAA(Omer Suleiman )
Somalia's Central Bank Chief's Double talk(BY:Said Hersi Duale)
Puntland & Somaliland Sheekh Shariif ayaa ka Hortaagan Al-Shabaab(Dr. Ali Ahmed)
JABHADAHA BADANI WAA BALAAYADA WADDANKA BURBURISAY(WQ,Avv.Xussein Diiriye )
Guluf dhalanteed ah ayaa dilaya aayaha Soomaliya(Dr. Maxamud M Culusow)
Maxay tahay sababta ka dabaysa joojiyo gargarka koofurta Soomaliya iyo duruufaha ku xeeran ?
Mushkiladaha Qaranimadeena Hortaagan

 

Ducooyinka Qur'aanka oo u akhrinayo Shiik Maxamed Jibriil

  Wafdi uu hogaaminayo Kuxigeenka wakiilka qaramada midoobey soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray.
new

(02-12-2009)Wafdi uu hogaaminayo kuxigeenka wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr Charles beti ayaa maanta soo gaaray, iyagoo kulamo kula qaatay xarunta madaxtooyada R/wasaaraha iyo golihiisa Wasiirada.

Kulan saacado qaatay oo wafdiga Qaramada midoobey iyo golaha wasiirada wada qaateen ayay uga hadleen sidii loo dar dar gelin lahaa taageerada qaramada midoobey siiso dowladda, isla markaana la de-dejiyo qorshaha xafiisyadii UN-ka loogu soo rarayo magaalada Muqdisho.

Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga Mr C/raxmaan C/shakuur warsame ayaa ka warbixiyay booqashada wafdiga qaramada midoobey, isagoo sheegay in ahmiyada uu ahaa sidii looga baaraan dagi lahaa kulan dhowaan ka dhici doona magaalada Jeddah ee boqortooyada sacuudiga.

"Anaga iyo wafdiga qaramada midoobey waxaan isla meel dhigeynay, qodobadii iyo ajandaha lagula hor tagi lahaa shirka kooxda xiriirka caalamiga ee 17-ka bishan furmaya"ayuu yiri Mr C/raxmaan C/shakuur.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in kulanka ay yeelan doonaan kooxda xiriirka caalamiga ay ka filayaan in ay ka soo baxaan natiijooyin wax ku ool ah oo ka duwan kuwii horay ugu soo bixi jiray.

Booqashada wafdigan qaramada midoobey ayaa ahaa kii labaad oo ay Muqdisho ku yimaadaan muddo labo bil gudahood, iyadoo wafdiga ay wali u kuur galayaan xaalada ammaan ee magaalada, iyagoo qorsheynaya in ay xafiisyo ka furtaan.

           Dalkanews.com    Muqdisho

 
 
Taangigii Tigreega By C/qaadir Oromo

Waa buug cusub oo la magac baxay Taangigii Tigreega, waxaad dhowaan ka heli doontaan meel walba. WQ. C/qadir Oromo

 
Suaal iyo Jawaab:
Maxaan u baahaney si aan u sameeyso shabakadda Internetka?
 


Sh. Xasaan Xusein
Qoladii ku soo hogaamisa gaalada burburinta Dalka & dadka muslinka ah maxay diintu ka qabtaa

 
Daabkii Masaarta (gabay), By Maxamed Xirsi Guuleed.
 Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.