Latest news:
   Home Articles Search Contact Us Quran kariimFebruary 09 2010 04:23:34   
 Mainmenu
Home
Articles
Contact Us
Quran kariim
xayeysiin
 Video Links
SomChat Videos
 On the Spotlight

HALKAAN RIIX - Latest Somali News Videos


Proffessor Cadaan ah oo Soomaaliga Ku Heesaya-
Ururka dhalinyarada Hanoolaato oo La Wareystay


Canada For Haiti Fund Raising -
K'Naan Performs Waiving Flag - K'naan oo Ka Heesay Canada For Haiti


Top Ten Richest Men in Africa-
Waa Kuwee 10-ka nin ee Ugu Qanisan Qaaradda Africa?

 TabliiqaSi

Tabliiqa Siyasada

W/Q.Caanageel

 Audio Link
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA AUDIO
VOA Somali 04:00
VOA Somali 07:00
VOA Somali 08:00

Radio Ogaal
 Somali Link
Aayaha
ARABSOM
AmIiN aRtS
AXYAA-WADANI
ALSHARIICA
aftahan
allceeldheer.com
alhidaaya.info
bclub-19.all Som.Music
Buqaqable.com
bulshoweyn
BBC Somalia
CODKEENA
CADAADOPOST
cadaado
dailypuntland.com,
DANAN RADIO
DIINTAWEBS
Dayniile
dadka.net
dhaqankahawiye
gargaarka
galgaduudpost
geeskaafrika.com
GOBOLLADA
gobeey.com
GUURSO
goobjoog.net
HALGANKAWORDP.
Halganka.net
heesonet
hobyonet.com
hornafrik.com
hillaac.net
huriwaa
HIIRAANPOST
HIIRAANNET
Hiiraan
IIBKA
Ilaqosal
IIROON
jawiil
Jowharauto
jowhar.com
kismaayonews.Com
kismaayocity.com
Maalmaha.com
MAHIIGAAN
mareeg.com
MUSTAQIIM
MUDUGPOST
mudulood
markacadey.net
markacadeey.com
maracade.com
onkod.net
QARANDOON
qaranimo.com
qaadisiya.com
qaadisiya.wordpress
RADIOMUQDISHO.NET
radioogaal
Somalikudhan
SONNANET
SOMALIFANS
SOMALISPORTS
SOOMAALINEWS
Somalilandnet.com
somaliawatch.com
solamusic.net
somaliswiss
somalidoon.com
somalitalk.com
SOMALI VIDEOS
SooMaaL
ShacabkaMedia
SHAAFICIYAH
Sharmarke
SHACABKA
SHAACIYE
shabelle.net
sirdoon.com
simbanews.com
XAMARCADE
xamarnews.com
ximaniyoxeebaha.com
xog-waran.com
XOGSHEEG
XOGTA-MEDIA
xornimo
UNIVERSALTV
WARKII
Warkadalka
Waagacusub
WEB-IIDHIS
wadaninews
Daarulcilmi

SomChat.com
 Islamic Link
islamhouse
Alhidaaya
Altaqwaa
Aflax.Net
Anasheed
Waaniye
Muslim Kids Tajweed
Sh. Abdirashiid
Daarul Xadiith
Duruus
Golaha Imamyada
Tawfiiq Masjid
Masjid Shaafici
Boqolsoon
Khalid Masjid
Somalisunah
alhidaaya.info

Qardhaawi

 Dictionary Search
 Welcome
 Articles/Opinion
ASHUBAAB & ALQAACIIDA(G/le Sare Omar Suleiman Ali )
CADAWGAAGU MA NOQDO SAAXIIBKAA(Omer Suleiman )
Somalia's Central Bank Chief's Double talk(BY:Said Hersi Duale)
Puntland & Somaliland Sheekh Shariif ayaa ka Hortaagan Al-Shabaab(Dr. Ali Ahmed)
JABHADAHA BADANI WAA BALAAYADA WADDANKA BURBURISAY(WQ,Avv.Xussein Diiriye )
Guluf dhalanteed ah ayaa dilaya aayaha Soomaliya(Dr. Maxamud M Culusow)
Maxay tahay sababta ka dabaysa joojiyo gargarka koofurta Soomaliya iyo duruufaha ku xeeran ?
Mushkiladaha Qaranimadeena Hortaagan

 

Ducooyinka Qur'aanka oo u akhrinayo Shiik Maxamed Jibriil

  Somalida iyo sunta Siyasadda
new

(02-12-2009)Dagaladdii  somalida oo labatan jirsaday waxaa laga dhaxlay maskax bugto iyo jahawareer siyasadeed,marki dawladi  milateriga laga turay xakunka oo madaxweyne Xasan Guled(Allaha siiyo naxariste jano) ugu qabtay Djibuti somalida shir ay ku midobaan dawladna ku dhistaan kaaso u muqday in somaliya xal ku gaari kartay,qaar ba damac qaday oo u careray dhanka Ethopiya ayagoo u adegayo danaha habashada loona sameyay balanqadyo oo mala awal ah lagu garsinayo in loogu dhibo xukunka somaliya,tasoo ay ka horeyso in marka hore Somalia loo qaybiyo mamul goboled u danaynayo xabashada iyo Kenya si ayna u dhismin dawlad awood leh Illah baa awood leh.

Jabhadihi ka soo dhismay dhulka xabashada (USC – SSDF- SNM)aya u guntana danaha Ethopia ayagoo fulinaya dalabyo ah in Somalia loo kala jar jaro mamulo goboled ,iyo ayago la kala gado marki la hubaynayo oo dhexdooda la dhigo colaad aan dhamaad laheen ninka wax garadka ah way u cadahay in xabashadu ku hubeynayn haddii ayna dan ugu jirin kala jabinyi jabhadihi iyo aburitanki hogamiye koxedyada waxy ahayenn barnamij ay wateen daw.ladaha somaliya la deriska ah mirahaas oo soo if baxay ka dib shirki Imbighati oo dalka Kenya oo muddo dhowr sano socday ayay xabashada iyo kenyatiga ku gulesteen in Somalia loo sameyo tastuur mamul goboled,shirkaas oo lagiu dortay madexwayne kadibna lagu dhisay dawlad,somaliya waxa horboday dad ka fakirayo danahooda gaarka ayagoo aan u muqan dhibatada ku  dhacday dad iyo dalba,siyasadaha waxay koxaha isugu xirmen intii isku dan ah,taxalufkaas oo aan cago badan ku tagneen sida ka muqato shabaab iyo xisbi islam iska hor imaadkooda tani waxay cadden u tahay in mar waliba siyasadda somaliya  ku cabirantahay dano gaar ahiyo sunna wal jameco qarkood galay damac siyasadeed, tasoo ku mujinayso in ethopia ka soo dhaqday maskaxdi ,dawladaha donaayo in somaliya ku jirto sida ay tahay aya fahmay in siyasiga somalida oo maanta lagu iibsan karo qaymo jaban iyo in aysan u muqan danta guud iyo samata bixinta waddanka,inta badan waxay sitaan dhalasho dalal shiishiye kuwaso isku arko in aysan Somali aheen.

Eng.Osman Mohamud Afrah
Afrahs1@hotmail.com

 
 
Taangigii Tigreega By C/qaadir Oromo

Waa buug cusub oo la magac baxay Taangigii Tigreega, waxaad dhowaan ka heli doontaan meel walba. WQ. C/qadir Oromo

 
Suaal iyo Jawaab:
Maxaan u baahaney si aan u sameeyso shabakadda Internetka?
 


Sh. Xasaan Xusein
Qoladii ku soo hogaamisa gaalada burburinta Dalka & dadka muslinka ah maxay diintu ka qabtaa

 
Daabkii Masaarta (gabay), By Maxamed Xirsi Guuleed.
 Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.