
| Cusmaan Carabeey “Adduunka wadan kasta oo dhibaato ay ka dhacdo dadkiisaa u kaca, Soomaaliya waxey ka gablantay waxgaradkii..” |
(03-07-2009)Cusmaan Carabeey Suudi oo ka mid ah aqoonyanada Soomaalida ayaa ka digay sii socoshada dagaalada ka magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka, wuxuuna dagaaladaasi ku tilmaamay kuwa ujeedada laga leeyahay dadka fahamsani ay aad u yar yihiin, |
jeylani on July 03 2009 03:20:27 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Video ah Is Casilidii Taliyihii Beledweyne oo Ka Goostay Maxkamadaha |
Waxaa is casilay Sh. Ibraahim Yusuf oo ahaa taliyaha amniga ee Beledweyne isagoo ku biiray Xisbul Islaam. Daawo Wareysi lala Yeeshay Sh. Ibraahim Yuusuf oo ka hadlaya sababta keentay iyo cidii oo kala tashtay. Halkaan Ka Daawo Wareysiga - Universal TV ah |
editor2 on July 03 2009 00:13:36 ·
|
| Video ah: Qaahira oo Laga Dabaaldegay Munaasabadda 1-Da Luulyo 2009ka |
Naadiga Ardayda Soomaaliyeed ee Jooga Qaahira ayaa soo Qaban qaabiyay munaaasabad aad u xiiso badan oo lagu xusayo maalinii dalka Soomaaliya qaadatay xoriyadda. C/laahi Xasan Maxamuud oo ah safiirka Soomaaliya u fadhiya Masar ayaa ka soo qayb galay xafladaas oo qudbad ka jeediyay. Safiirkaas ayaa xafladaas ka sheegay in la taageero dowladda KMG ah. Halkaan Ka Daawo - |
editor2 on July 02 2009 08:18:05 ·
|
| KOOBKA XUSKA SANADGUURADA 49AAD EE IDA LUULYO JAALIYADA ZURICH SWITZERLAND(DAWO SAWIRADA) |
(02-07-2009)Waxaa maanta oo bishu tahay 1july 2009 lugu qabtay magaalada Zürich ee Dalka Switzerland xaflad lagu maamuusayay maalinta qadarinta weyn ku leh shacabka soomaaliyeed meel kasta oo uu dunida ka joogaan, |
master on July 02 2009 05:28:29 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Mac-hadka Rima ee dalka Malaysia oo lagu qabtay Munaasabada 1-da Luulyo, (Daawo Sawirada). |
(01-07-2009)Waxaa maanta Munaasabada 1-da Luulyo lagu qabtay Mac-hadka Rima ee dalka Malaysia, Mac-hadka Rima waa Mac-hadka ugu badan ee Ardayda Soomaaliyadeed wax ka bartaan, Munaasabadaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Maamulka iyo Shaqaalaha ee Machadka Rima. |
editor2 on July 01 2009 16:17:29 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Labo Shubho oo Dhiig loo Daadiyo oo la Qiil Tiray (Bayaan) |
(01-07-2009)Bayaan ay soo saareen laba ka mid ah culimada dunida muslimka ugu caansan ayaa loogu baaqay kooxaha Soomaaliya isku dilaya inay dagaalka joojiyaan iyadoo dhanka kalana uu bayaanku qaadaa dhigay laba shubho oo dhiigga daadintiisa lagu bannaystay taasoo ay diin ahaan u daah rogeen. Halkan ka Aqriso Linkiga Orginalka ah
|
jeylani on July 01 2009 13:14:52 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Maaliintii Xoriyada , Middowgii Soomaaliya , Mucaaradka iyo Mugdiga Colaadaha !!!( Abwaan Galeyr) |
(01-07-2009)Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan dhambaal hanbalyo iyo bogaadin xamabaarsan u dirayaa bulsha waynta soomaaliyeed ee dalka gudihiisa iyo dibadiisa kala joogaa ee daafaha aduunka ku kala daadsan waxaan leeyaahay waa maalin weyn , waa maalintii qaranka , waa maalintii xoriyada, |
jeylani on July 01 2009 05:28:23 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
|
|
|
 |
|
|