Home Articles Search Contact Us Quran kariimJuly 04 2008 07:11:17   
 Mainmenu
Home
Articles
Contact Us
Quran kariim
 Audio Link
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA AUDIO
VOA Somali 04:00
VOA Somali 07:00
VOA Somali 08:00

Radio Ogaal
 Somali Link
mareeg.com
alhidaaya.info
SomChat.com
Baraawecity
galgaduudpost
radioogaal
Ilaqosal
Aayaha
aftahan
Almujaahid
allceeldheer.com
cadaado
BBC Somalia
Beerdhiga
Dayniile
dadka.net
dhaqankahawiye
geeskaafrika.com
gobeey.com
goobjoog.net
Halganka.net
heesonet
hobyonet.com
hornafrik.com
hillaac.net
huriwaa
Hiiraan
jawiil
jowhar.com
kismaayonews.Com
kismaayocity.com
mudulood
markacadey.net
markacadeey.com
maracade.com
onkod.net
qaranimo.com
qaadisiya.com
somaliawatch.com
solamusic.net
somaliswiss
somalidoon.com
somalitalk.com
soomaalinews.com
shabelle.net
shacabka.tk
sirdoon.com
simbanews.com
xamarnews.com
xog-waran.com
xornimo
wadaninews
SooMaaL
 Dictionary Search
 Articles/Opinion
The West Wins a Pyrrhic Victory in Somalia
The Journalists killing is Death Blow to The freedom and Human Existence!!
Gabaygan waxaa tiriyey: Cabdullaahi Yuusuf Axmed
Darwiish's family still live in subsidised housing in Leicester.
Comments On Zenawi’s Exclusive Interview Given To The U.S.Based Newsweek Magazine - Jama M. Ghalib
Britain and the bloodshed in Somalia
Two Sound Assessments of the Situation in Somalia
Dib u heshiisiinta waxaan ka idhi, (G/le Sare Omer Suleiman Ali)

 WARARKA MAANTA / LATEST NEWS
Maxaa ka jira waraka uu faafinaayo Wabsiteykii ay lahaayen ladagaalanka Aggagixisada sidee beyna u dhacday Xafladii Munaasibado loogu dabaal degayey Maalmaha Xuriyada Soomaalida oo xalay lagu qabt
 (04-07-2008) Website kii u shaqeyn jirey Ururkii sheydaan ee ladagaalankii Argagixisada oo weli ku howlan hawlihiisii Beenta iyo Sharta been abuur na ka sameeyey habkii ay u dhacday Xafladii Munaasibado loogu dabaal degayey Maalmaha Xuriyada Soomaalida oo xalay lagu qabtay Dalka Masa halkaan iyo dhamaan website yada kala ka aqriso sidey Munaasabadu u dhacday iyo sida uu Kaligiis wax u qoray Websiteka Shaydaan kaas oo maalinba shaargashta.
wadanka on July 04 2008 04:50:36 · [Riix Halkan] · · Print
Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Duqayn u Gaystey Saaka Airport Magaada Muqdisho inkastoo aan Lagaranayn Qasaara Ka Dhashay halkaasi Xili uu soo dagayay Mid ka mid ah Maamulka kooxda Imbagathi
 (04-07-2008) Waxaa shacabka ku nool Magaalada Muqdisho saakay ay hadal hayaan Gantaalihii saakay Shantii Subaxnimo xoogaga Al Shabaab ku garaaceen Garoonka diyaaradaha Muqdisho taas oo ay ku tilmaamayeen in sirdoonka Mujaahidinta Al Shabaab uu yahay mid sitoos ah ula socda Dhaqdhaqaaqyada Villa Somaliya halkaas oo ay ku sugan yihiin saraakiisha Kooxda Imbagathi oo uu ku jiro Col. Yuusuf,

editor on July 04 2008 02:42:07 · [Riix Halkan] · · Print
Taliska tikreega oo guul uu niyadda ku dhisanayo ka sheegtay dagaalkii lagu laayey ee Matabaan.
  [04-07-2008] Taliska nafla caariga ah ee tikreega, iyo Waddaniyiinta dib u Xoreynta soomaaliya, ayaa si kala gooni gooni ay uga hadlay dagaaladii dhawaan ka dhacay magaalooyinka Matabaan iyo Guri Ceel ee Gobolka Galgaduud.
dalka1 on July 04 2008 00:48:44 · [Riix Halkan] · · Print
Dagaal ba,an oo lagu qaaday ciidamo itoobiyaan ah oo marayey inta u dhaxaysa Balli doogle iyo Yaaq bariweyn, iyo khasaare loo geystey cadowga.

 [04-07-2008] Dagaal Culus ayaa xalay waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa garoonka Balli doogle iyo Yaaq bariweyn oo maalmahaan fariisin u ahayd maleeshiyaad ka tirsan kooxda Embagthi, iyadoo dagaalka laysku aeegsaday hubka Nuucyadiisa kala duwan

dalka1 on July 04 2008 00:26:07 · [Riix Halkan] · · Print
Cabdulahi Yuusuf oo si dhuumaaleysi ah 5;00 aroornimo saakay uga soo degey garoonka muqdisho, kolonyadii sidey oo madaafiic lagu garaacay.
 [04-07-2008] Qabqable Cabdulahi Yuusuf ayaa saakay baqdin darteed iyadoo cirka iyo dhulku isku jiraan, ka soo degey garoonka diyaaradaha ee muqdish, isagoo rajo ka qabey, in ciidamada la dagaallanka cadowga diinta iyo dalka ay weli ku jiraan hurdada, waxaase laga horgeeyey afar madfac oo lala beegsaday kolanyadii siddey khaa`inu wadanka, oo isugu jirey Ugaandheys iyo maleeshiyadka uu adeerka u yahay.
dalka1 on July 03 2008 23:16:24 · [Riix Halkan] · · Print
War deg deg ah;- Col. Cumar xaashi Aden iyo Saraakiil kale oo ka tirsan xoogagga difaaca diinta iyo dalka hooyo, oo ku kulansan duleedka magalaada Beled weyne, xilli ay ciidamo itoobiyaan ah ku sugan
new

[03-07-2008] Iyadoo ay xilli dambe u tahay magaalada Beled weyne, ayaa war goordhow naga soo gaarey magaaladaasi, sheegayaa in ciidamo fara badan oo ka tirsan xoogagga dib u xoreynta dalka Soomaaliya ay soo buux-dhaafiyeen degaanada ku xeeran beled weyne.

wadani on July 03 2008 16:53:13 · [Riix Halkan] · · Print
Ciidamada Itobiya oo Fariisin kasameystay dhulka Buuraleyda ah ee Janta kundisho oo Dhinaca waqooyi ka xiga Magaalada Baladweyne manta Duhurkii dib ugu laabtay ayaga oo Madaafiic soo Saartay iyo cabs

(03-07-2008) Ciidamadii Itobiya ee saakay Dagaalka ay ku qaadeen Xoogaga wax iska caabinta ayaa dib ugu laabtay janta Kundishe oo dhinaca waqooyi kaga began B/weyne ayaga oo la sheegay in ay wataan Maydad aan la shaacin inta ay yihiin iyo Dhaawac aan tiro la sheegin.

editor on July 03 2008 15:02:29 · [Riix Halkan] · · Print
XORNIMOOY OOY!!!
rayi

WQ. Abukar Albadri

Saxafi Madaxbanaan

Abukar.albadri@gmail.com


Muqdisho (Luulyo 3, 2008) - Muddo ku dhaw 10 maalmood ama laba toddobaad ahba waxey indhaheyga qabaneyeen qoraalo looga hadlayo maalinta xorriyadda Soomaaliyeed, waxaana maqlayey masuuliyiin hambalyo direysay, waxaase igu soo noqnoqotay su’aal ah “Soomaaliya xorriyadda la sheegayo ma qaadatay weli?”

editor on July 03 2008 15:00:19 · [Riix Halkan] · · Print
Bukaan C/lahi Yuusuf; oo maanta shir jaraa,id ku bilaabay kuna dhameeyey, in ciidamo ajnabi ah oo kooxdiisa ilaaliya loo keeno

 [03-07-2008] Cabdulahi Yusuf oo maanta shir jaraa`id ku qabtay magaalada Nairobi, ayaa si miyir la,aan ah ugu celceliyey dalabka uu afartii sano ee la soo dhaafay geedkii uu tago, iyo shirkii uu ka qeyb-galoba weydiisan jirey oo ahaa, in ciidamo shisheeye loogu tabarruco, si uu uga dhigto awood uu shacbiga Soomaliyeed isaga celiyo.

dalka1 on July 03 2008 08:38:53 · [Riix Halkan] · · Print
Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo Dagaal xoogan kala kulmay xoogaga xoraynta dhulka hooyo, iska hor imaad ka dhacay duleedka Tuulada Ceel gaal ee Gobolka Hiiraan.
 (03-07-2008) Dagaal xoogan ayaa maanta ku dhaxmaray Ciidamada Ethiopia iyo xoogaga ka soo horjeeda nawaaxiga deegaanka Ceel gaal ee Gobolka Hiiraan, dagaalkan ayaa sida wararku sheegayaan dhashay ka dib markii ciidamada gumaysiga ee jabka xooggan loo gaystay maalmihii tegay ay isku dayeen inay dib ugu soo noqdaan gobolka hiiraan, xoogaga isgarabsanaya ayaa kala hortagay madaafiic culculus, waxayna wararku sheegayaan in Daalkaan uu ahaa mid si weyn looga maqlayey Magaalda Beletweyne.
editor2 on July 03 2008 03:02:38 · [Riix Halkan] · · Print
Xoghayaha warfaafinta ee isbahasiga Asmara, oo shaaciyay in bari uu Asmara ka furmi doono Shir looga hadlayo taaba galinta Heshiiska dhex dhexaadinta Xubnaha labada garab ee Jabuuti iyo Asmara..

 [03-07-2008] Sida uu shaaciyay Xoghayaha warfaafinta ee Asmara kulan ayaa lagu wadaa in uu maalinta bari ah ka dhaco Magaalada Asmara kaasi oo looga wada hadlayo sidii loo eegi lahaa xaalada sii cakirmaysa ee soomaaliya iyo waliba Qilaafka Hareeyay Xubnaha labada garab ee ismaandhaafsan.

dalka1 on July 03 2008 01:39:37 · [Riix Halkan] · · Print
Maleeshiyo beeleed saakay ka qowleysanayey isgoyska Sanca oo 3-qof ku diley, 5-kalena ku dhaawacay Isgoyska.

 [03-07-2008] Isgoyska Sanca ee waqiiyiga muqdisho, ayaa saakay waxaa ka dhacay Xasuuq ay gaysteen Mooryaan jufeed ka tirsan kooxda mbagathi, waxayna warar hordhac ah ay sheegayan ilaa 3-qof in ay ku dhimatay kadid markii bas ay saarnaayeen oo maleeshiyadkaasi baaranayeen, leysku af-garan waayey baaddii, kadibna mid kamida maleeshiyada mbagathi uu rasaas oodda kaga qaaday dadkii rakaabka ahaa.

dalka1 on July 03 2008 01:28:50 · [Riix Halkan] · · Print
Magacyada qaar kamida dhallinyaradii tahriibayaashaa ahayd ee ku geeriyootey saxaaraha u dhexeeya Liibiya iyo Suudaan.

 [03-07-2008] Waxaa sanooyinkii ugu dambeeyey aad u soo kordhayey tirada dhallinyarada buufisku ku dhacay ee sida aan qorsheysneyn ugu tahriiba dhul aaney wax fikrad ah ka haysan, taasoo aalaaba natiijadu noqoto dhibaatooyin badan oo ay kala kulmaan socdaalkooda aan jiheysneyn.

dalka1 on July 03 2008 01:07:06 · [Riix Halkan] · · Print
Dilalkii ugu Badnaa Mudo Bil ah, oo 24-kii saac ee la soo Dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo Hareraheeda, sida Sayidka; Baar Ubax; Banaadir Gaashaandhiga; iyo Suuq Bacaad ..
news[03-07-2008] Muqdisho oo tan iyo markii ciidamada Itoobiyanku soo galeen dilalku caadi iska noqdeen, ayaa moodaa in bishaan ay ugu badan yihiin dilalka lala beegsanadyo dadka rayid ka ah, iyo maleeshiya beeleedka hoos yimaada qabqablaha dagaalka ee Yuusuf.
dalka1 on July 03 2008 00:39:17 · [Riix Halkan] · · Print
Taliyow Ilahow Tigree Tusbax go,ay kayeel Amiin, Amiin…
Graphics(02-07-2008) Darsin malaguusiiyey Dacuflow darsin malagusiiyey Dacuflow adigoo dalanbaabiya Dariiqa malagusoodirey Daandaansigaagii
Maxaakaagadanbeeyey Jirku wuu idamqanayaah , Dadkeygii danagaaraa loodiley Muslim naga diirnaxa iyo Majirto dano walaalnimee, Nina kama dagiiganax madfaca Lagu daryaanshey matida, Dudumdaakum waaye guryihii Daleelahey yaaliin dadkii, Dooxatada nakadulkeeney, Daa,imow naga dulqaad
Taliyow ilaahow tigree Tusbax go,aykayeel Amiin
editor on July 02 2008 19:46:32 · [Riix Halkan] · · Print
Xaad oo Tikreega iyo daba-dhilifyadooda ku eedeeyey barakicin ay ka wadaan degmada dayniile
 [02-07-2008] Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye ayaa ciidamada Ethiopia ku eedeyay in aydegmada daybiile ka wadaan barakin xili degmada dayniile ay ku sugan yihiin dadkii ka barakacay degmada ka mid ah magaalada muqdisho.
wadani on July 02 2008 02:35:37 · [Riix Halkan] · · Print
Baaqigii ka haray ciidamdii xabashida ee shalay ku halaagmey nawaaxiga Matabaan, oo saakay firxad ku soo gaarey degaanada kalabeyrka iyo beer-gaadiid.

 [02-07-2008] Haraadigii xabashada ee ka badbaadey degaalladii ay shalay ciidamada difaaca diinta iyo dalka Soomaaliya ku maquuniyeen maleeshiyadka cadowga xabisha, ayaa iyagoo dalambaabi ah saakay soo gaadhey degaanada kala beyrka iyo beer gadiid oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

wadani on July 02 2008 02:23:09 · [Riix Halkan] · · Print
Qasaaraha soo gaaray Ciidamada Ugandha iyo maleeshiyada koobi Amxaaro oo soo Kordhaya dagaalkii shalay Gabaldhicii ilaa Xalay Fiidkii ka socday Magaalada Muqdisho, cabsi ba,an oo soo wajahdey ciidamad
Latest news1

[02-07-2008] Wararka saakay ka imaanaya goobihii ay shalay ilaa xalay Fiidkii ay dagaaladu ka dhacayeen gaar ahaan Km4 ilaa Tarabuunka, ayaa sheegaya in saakay Xaafadahaasi ay ku soo jarmaadeen Maaleeshiyaadka Maraya calasta oo ay Kor ka eegayaan Ciidamada Ugandha ee jooga KM4,

dalka1 on July 02 2008 01:18:45 · [Riix Halkan] · · Print
Kaabo maleeshiyaad xalay lagu diley isgoyska fagax isbaaro u tiiley.
News[02-07-2008] Xoogagga muqaawimada qeybta anshaxa, ayaa xalay weerar ay ku qaadeen isbaaro u tiiley isgeyska fagax koox qowleysato ah oo ka tirsan kooxda mbagaati, waxay ku dileen kaabo mooryaankii qowleysatada watey iyo mid kale.
dalka1 on July 02 2008 00:57:16 · [Riix Halkan] · · Print
AYAX TEG, EELNA REEB;- Mareykanka oo ka quustay in Itoobiyaanku u qabtaan Soomaaliya, oo xusul-duub ugu jira keenista ciidamo Afrikaan ah oo khabaar moog ah.

 [02-07-2008] Maamulka George Bush oo bilo uga hareen joogitaanka xafiiska Aqalka cad ee Mareykanka, ayaa bilaabay baryootan iyo waawarey aan caadi ahayn oo uu dalalka Afrikaanka uga codsanayo iney la soo dhaqsadaan ciidamadii ay ballan qaadeen iney u soo dirayaan Soomaaliya, isla markaasna ay soo raaciyaan ciidamadaas, dhaqaalihii loogu daad-gureyn lahaa Soomaaliya.

dalka1 on July 02 2008 00:19:51 · [Riix Halkan] · · Print
Ciidamada Ugaandha oo bilaabay dhaqankii tigreega, Ku Dhawaad 10- Qof oo rayid ah oo ku Dhimatay, madaafiic ay ciidamada Ugaandha caawa ku duqeeyeen, Buulo Xuubeey, Waabari, H/wadaag iyo Hodon,

 [01-07-2008] Kadib markii uu qaboobey dagaalkii gabbal dhicii ilaa caawa ka socdey muqdisho, ayaa ciidamada Ugaandha waxay si fuleynimo ah madaafiic ugu garaaceen xaafado dhowr ah oo ka tirsan magaalada muqdisho, oo ay deggan yihiin dad rayid ah, madaafiicdaas oo ay ku le,deen dad inta ogyahay gaadhaya 10 ruux, halka qaar kalena ay iyagoo dhaawac ah ku dhiig baxayaan guryohoodii, maadaama aaney jirin tas-hiilaad lagu geeyo Isbitaalada.

wadani on July 01 2008 15:29:48 · [Riix Halkan] · · Print
xabashidii Hiiraan iyo Galgaduud tagtay, oo inta la hubsaday 107 askeri laga diley, halka hubkii ay wateena intiisii badneyd waxna la qabsaday, waxna la gubey.

 [01-07-2008] Sarkaal sare oo ka tirsan xoogagga difaaca diinta iyo dalka Soomaaliya, isla markaasna ku sugan jiidda hore ee dagaalka maanta ilaa caawa ka socdey degaanka Matabaan ee gobolka hiiraan, ayaa warsidaha dalkanews u xaqiijiyey, in xoogagga xoreynta dalka hooyo ay cagta mariyeen ciidamadii itoobiya ee bilihii u dambeeyey ku dhex wareegayey gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.

wadani on July 01 2008 15:02:19 · [Riix Halkan] · · Print
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalkii ay xoogagga xoreynta dalku caawa kula wareegeen CID-da, Hotel Saxafi, iyo Dhamaan Wadada KM4, dagaalkaas oo ahaa kii ugu kululaa ee muddooyinkan dambe ka d
Latestnews2[01-07-2008] Dagaal aad u qaraar oo la isku adeegsanayo Hubka nuucyadiisa kala duwan, socdeyna in ku dhowaad saacad, ayaa ka dhacay nawaaxiga Tarabuunka, Taleex, iyo Wadooyinka soo gala KM4.
wadani on July 01 2008 14:58:17 · [Riix Halkan] · · Print
Ku dhawaad 38- ka mid ah Ciidamada Itobiya oo ku Nafwaayay Dagaalkii Galabta Gabaldhicii ka qaboobay Dhinaca bari ee Matabaan iyo Gaadiid Dagaal oo gaaraya ilaa 7- oo halkaasi ku gubtay Gurmad soo aad

 [01-07-2008] Dagaalkii saakay Subaxii Hore ka qarxay Magaalada matabaan ayaa haatan la sheegayaa in gabaldhicii galabta uu iskiis u qaboobay walow ay is hor fadhiyaan labadii Ciidan ee isku hertiyay Dhinaca bari ee hiiraan gaar ahaan Matabaan.

dalka1 on July 01 2008 08:23:24 · [Riix Halkan] · · Print
Jandaye Fraser;- Ameerika Tabar uma heyso, daabulidda ciidamada Naigeria, dowlado kale ayaan la baryeynaa, waxaanse hadda ku mashquulsan nahay ciidama kale oo Burundi noogu deeqday inaan geyno Soomal

 [01-07-2008] Kaaliya xog-hayaha Arrima dibedda ee Mareykanka ms Jendayi Fraser, ayaa daboolka ka qaaday, in Mareykanku uusan awoodin qalabeynta iyo daabulidda ciidan gaaraya 800 oo askeri oo dowladda Naigeria ku yaboohday iney u soo direyso Soomaaliya, waxayna Jandayi Fraser sheegtay iney weli la kufaa-kacayaan sidii ay u soo dhameys tiri lahaayeen ciidamada ay dowlada Burunti ku yaboohday oo gaadhaya 1200, oo ilaa iyo hadda aan Soomaaliya gelinay bey tiri haweeneydaani 370 askeri.

dalka1 on July 01 2008 08:01:08 · [Riix Halkan] · · Print
FARRIIN KU SOCOTA MUJAAHIDIINTA SOOMAALIYEED;[umu caaliyah ]
Journal

[01-07-2008]walaalayaal waxaad tihiin   dad ay diinta ialaamku isku keentay  dadaal wayn oo jihaad ah ku jira sidii ay  diinta islaam kor u noqon lahayd,  waxaad u istaagteen illaahay dartiis bi,idnillaah  marka walayaal waa in aad iska jirtaan waxyaabaha guuldarada keena  waxaana ka kow ah magacayada kala duwan oo  aad isticmaalaysaan, maxakamadaha iyo alshabaab iyo wixii la mid ah.

dalka1 on July 01 2008 07:24:58 · [Riix Halkan] · · Print
Muqdisho iyo Baydhabo oo si aan ahayn Xornimo loogu Xusay 1-Luulyo Halka ay Goob joog ka ahaayeen kuwii 1960-kii dalka laga Xoreeyay oo ahaa Xabshida Garabsiinaysa Dagaal ooge C/llaahi Yuusuf iyo Gabr
news

-01-07-2008-Maanta oo ah maalintii ay Xornimada qaadateen Gobolada Koonfureed, ayna midoobeen Waqooyi iyo Koonfur soomaliya,  wax aan xus lagu sheegi karin lagu qabtay Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, taasi oo ay ka muuqatay xaqiraaddii ugu weyneed ee loo geystey sharafta iyo qaranimadii Soomaaliyeed, kadib markii Cadowgii soo jireenka ahaa ee xabashida ay si jees-jees ah iyagu u jilayeen xafladda.

dalka1 on July 01 2008 06:59:40 · [Riix Halkan] · · Print
Page 1 of 56 1 2 3 4 > >>
 
Wareysi dheer oo shiikhu kaga hadlayo arrimo badan oo muhiim ah.
Hillaac.net
 

 

 
Daabkii Masaarta (gabay), By Maxamed Xirsi Guuleed.
 Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
1596201 Unique Visits