Home

How to Get Free Website

An Easy Step by Step Instructions

doctorwebsite.co.cc

 

More...
  • 0
  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
prev
next

Taliska nabad sugida oo soo bandhigay ilaa shan dhalinyaro Shabaab ka soo goosatay

Taliska Ciidamada nabad sugida dowladda Soomaaliya ayaa galabta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay in ka badan 5 dagaalyahan oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al Shabaab kuwaasi oo si iskood ah ...

Latest News | Administrator | Monday, 20 December 2010 | Comments

Sii Aqri - Read More

Mudanayaasha Baarlamaanka oo siyaabo kala duwan uga hadlay ku biiritaanka Xizbiga ee Shabaab

Qaar ka mid ah Mudanayaasha Baarlmaanka Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay talabdii shalay galab ay ku modoobeen xooga Muacaaraka ee dagaalka kula jira Dowladda ee ah Shabaab iyo Xibul Isa...

Latest News | Administrator | Monday, 20 December 2010 | Comments

Sii Aqri - Read More

Xisbul Islaam oo isu dhiibay Shabaab, Hubkii iyo gaadiid dagaalka oo laga tiriyay

Iyadoo maalmihii u dambeeyay cadaadis iyo culeys ballaaran oo dhinac badan leh ay saarneyd Ururka Xizbul Islaam ee uu hogaamiyo Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa sida dad badan filayeen ayaa Xis...

Latest News | Administrator | Monday, 20 December 2010 | Comments

Sii Aqri - Read More

Madaxweyne Shariif oo qorshayaal ciidan u jooga Xarunta Villa Baydhabo, si KMG u degay

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa qorshayaal milateri oo aad u ballaaran ka wada Xarunta Villa Baydhabo oo hada laga dhigay Taliska Ciidamada Xooga dalka, iyadoo madaxweynaha uu habeenimadii la soo...

Latest News | Administrator | Thursday, 16 December 2010 | Comments

Sii Aqri - Read More

Saraakiisha ciidamada Ahlusuna Waljameeca oo sheegay inay qabsadeen Xaafada Siigaale

Saraakiisha Ahlusunna Waljameeca Gobolka Banaadir ayaa guulo ka sheegtay dagaalo iyo Duqeymo degmada Hodon ku dhex maray ciidamadaasi iyo Maleeshiyaadka Al-Shabaab....

Latest News | Administrator | Thursday, 16 December 2010 | Comments

Sii Aqri - Read More
 

Aragtida Aqristaha

More Articles...

Latest News

Taliska nabad sugida oo soo bandhigay ilaa shan dhalinyaro Shabaab ka soo goosatay

Taliska Ciidamada nabad sugida dowladda Soomaaliya ayaa galabta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay in ka badan 5 dagaalyahan oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al Shabaab kuwaasi oo si iskood ah isku soo dhi...

Latest News | Monday, 20 December 2010

Sii Aqri

Mudanayaasha Baarlamaanka oo siyaabo kala duwan uga hadlay ku biiritaanka Xizbiga ee Shabaab

Qaar ka mid ah Mudanayaasha Baarlmaanka Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay talabdii shalay galab ay ku modoobeen xooga Muacaaraka ee dagaalka kula jira Dowladda ee ah Shabaab iyo Xibul Isa...

Latest News | Monday, 20 December 2010

Sii Aqri

Xisbul Islaam oo isu dhiibay Shabaab, Hubkii iyo gaadiid dagaalka oo laga tiriyay

Iyadoo maalmihii u dambeeyay cadaadis iyo culeys ballaaran oo dhinac badan leh ay saarneyd Ururka Xizbul Islaam ee uu hogaamiyo Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa sida dad badan filayeen ayaa Xisbiga waxay isku dhiibeen Sha...

Latest News | Monday, 20 December 2010

Sii Aqri

Madaxweyne Shariif oo qorshayaal ciidan u jooga Xarunta Villa Baydhabo, si KMG u degay

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa qorshayaal milateri oo aad u ballaaran ka wada Xarunta Villa Baydhabo oo hada laga dhigay Taliska Ciidamada Xooga dalka, iyadoo madaxweynaha uu habeenimadii la soo dhaafay uu ku hoy...

Latest News | Thursday, 16 December 2010

Sii Aqri

Saraakiisha ciidamada Ahlusuna Waljameeca oo sheegay inay qabsadeen Xaafada Siigaale

Saraakiisha Ahlusunna Waljameeca Gobolka Banaadir ayaa guulo ka sheegtay dagaalo iyo Duqeymo degmada Hodon ku dhex maray ciidamadaasi iyo Maleeshiyaadka Al-Shabaab....

Latest News | Thursday, 16 December 2010

Sii Aqri

Kun askari oo tababar loogu soo gaba gabeeyay dalka Uganda, kuna soo wajahan Muqdisho

Ciidamada Militariga dalka Uganda iyo midowga Yurub ayaa shalay tababar u soo gaba gabeeyay ku dhawaad kun askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soo...

Latest News | Thursday, 16 December 2010

Sii Aqri

R/wasaare Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

R/wasaaraha dowladda Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho, isaga iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo, kuwaasoo ka soo kicitimay magaalada Nai...

Latest News | Thursday, 16 December 2010

Sii Aqri

Tartanka Ciyaaraha Gobolada dalka oo maanta ka furmaya Magaalada Garowe (15-Gobol oo ka qeyb galaya)

Gudiga qaban qaabada ciyaaraha Gobolada dalka ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu si rasmi ah u furmi doono tartanka ciyaarahaas oo ay ka qeyb galaan 15-gobol oo ka socda gobolada dalka Soo...

Latest News | Wednesday, 15 December 2010

Sii Aqri

Dowladda Soomaaliya oo ka laabatay go'aan adag ay dalka kaga mamnuucday dhowr Hey'ado sama fal

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay dib uga laabatay go’aan maalintii shalay howlihii shaqo kaga mamnuucday ilaa 4 Hay’adood oo dhanka Samafalka ka shaqeeya. ...

Latest News | Wednesday, 15 December 2010

Sii Aqri

Maxamed Xasan Xaad oo ugu baaqay Al-Shabaab iyo Xizbul Islaam inay joojiyaan dagaalada u dhaxeeya

Odayaasha Beelaha Hawiye ayaa digniin culus ka soo saaray dagaal xilligan ka dhex qarxa Xizbul Islaam iyo Shabaab, gaar ahaan deegaanada loo barakacay oo xiisado culus ay ka taagan yih...

Latest News | Wednesday, 15 December 2010

Sii Aqri

R/wasaare Farmaajo oo la kulmay R/wasaaraha Itoobiya, Madaxweynayaasha Rwanda iyo Sudan

R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kana qeyb galaya shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Mid...

Latest News | Wednesday, 15 December 2010

Sii Aqri

Xisbul Islaam oo isku raacay dagaal ka dhan ah Shabaab

Kooxda Xizbul Islaam ayaa isku raacay inay la dagaalamaan Al-Shabaab, kadib markii maalmihii la soo dhaafay Xisbiga lagala wareegay goobo ay ku sugnaayeen, iyadoo go'aanka Xisbiga uu ka dambeeyay markii kulan ay wada qaateen Saraakiisha sar...

Latest News | Wednesday, 15 December 2010

Sii Aqri

Shabaab oo deegaano hor leh oo Sh/Hoose ka tirsan kala wareegay Xisbul Islaam

Maleeshiyada Kooxda Al-Shabaab oo maalmahan weerar ku aheyd Xisbul Islaam ayaa maanta la wareegay deegaanka lagu magacaabo Tooratoorow oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose, kaasoo ay isaga baxeen Kooxda Xis...

Latest News | Tuesday, 14 December 2010

Sii Aqri

R/wasaare Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga magaalada Addis Ababa

R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo socdaalkii u horeeyay ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa halkaas kaga qeyb gali doono shir ballaaran oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Mid...

Latest News | Tuesday, 14 December 2010

Sii Aqri

Dagaal saaka ka dhacay Hodan & ciidamada dowladda oo bur buriyay godod ay ka soo baxeen Shabaab

Dagaal ayaa saakay waxa uu ka dhacay qeybo kamid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir kaasi oo illaa iyo hadda aanan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee uu geystay rayid iyo ciidan int...

Latest News | Tuesday, 14 December 2010

Sii Aqri

Shabaabka oo xalay weeraray deegaan ay isku uruursanayeen Xisbul Islaam oo ku yaala duleedka Buurhak

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal culus oo xalay ka dhacay tuulo u dhow degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay oo maalmihii la soo dhaafay ay ka taagnaayeen xiisado dagaal oo u dhaxeeyay Sha...

Latest News | Tuesday, 14 December 2010

Sii Aqri

Xildhibaan Furux oo ku eedeeyay Madaxweyne Shariif in beeshiisa musuq maasuq ka wado Dekeda Muqdisho

Xildhibaan Maxamed Jaamac furux oo maalintii shalay qal qal geliyay shaqada dekedda weyn ee magaalada Muqdisho inkastoo markii dambe ay Amisom soo ceyrsadeen isaga iyo ciidankiisa ayaa sheegay in ilaha dhaqaalaha oo idil ay la war...

Latest News | Tuesday, 14 December 2010

Sii Aqri

Shabaabka oo wiil dhalinyaro ay sheegeen inuu ka tirsanaa dowladda ku dilay Ceelbuur

Kooxda Al-Shabaab ayaa fal dil ah ku xukmiyay Askari katirsanaa Ciidamada dowladda oo ay kusoo qabteen qeybo kamid ah Galgaduud kaasi oodilkiisa gelinkii dambe ee shalay ay ku fuliyeen gudaha degmada Cee...

Latest News | Tuesday, 14 December 2010

Sii Aqri

War deg deg: Dagaalo xoogan oo mar kale ka dhex bilowdya Shabaab iyo Xizbul Islaam

Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo kuwa Xizbul Islaam uu mar kale dagaal ka dhex qarxay, kadib markii Xizbul Islaam weerar ku soo...

Latest News | Saturday, 11 December 2010

Sii Aqri

Dowladda Soomaaliya oo heshiis dhinaca ammaanka la gashay Shirkad ammaanka ka shaqeysa

Xukuumada R/wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in heshiis ay la gashay Shirkada qaabilsan dhinaca Ammaanka, xilli dowladda ciidamo suga ammaanka ay hey...

Latest News | Saturday, 11 December 2010

Sii Aqri

Ahlusuna oo ay isku soo dhiibeen dhalinyaro Shabaab ka soo goostay, baaqna u diray dhalinyarada safk

Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ee gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay dhalinyarada ay dagaal gelinayaan Shabaab inay isu soo dhiibaan, kana soo baxaan safka ay kula jiraan Sha...

Latest News | Saturday, 11 December 2010

Sii Aqri

Madaxweyne Shariif oo ka hadlay Abaaraha dalka ka jira, shacabkana ugu baaqay in Alle bariga badiyaa

Iyadoo abaaro xoogan oo saameeyay dadka iyo duunyada laga soo sheegayo Gobolada dalka ayaa waxaa abaarahaas ka hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo umada soomaaliyed ugu baaqay inay Alle bariga ay bad...

Latest News | Saturday, 11 December 2010

Sii Aqri

Dagaal xalay gil gilay magaalada Muqdisho & qasaare ka dhashay

Dagaalo u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo kooxaha mucaaradka ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo markii waaga uu baryay saaka la maqlayay madaafiic culus oo ay is weydaarsanayeen dhinacyada iska soo hor...

Latest News | Saturday, 11 December 2010

Sii Aqri

Wasaarada gaashaandhiga oo shaaca ka qaaday inay u heshay mushaaraadkii Ciidamada dowladda

Wasaaradda Gaashaandhiga dowladda soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday in ay u heshay Ciidamada dowladda Mushaaraadkooda rasmiga ah kadib markii ay dowlad u balan qaa...

Latest News | Thursday, 9 December 2010

Sii Aqri

Dowladda Jabuuti oo safaaradeeda maanta ka furatay Magaalada Muqdisho

Dowladda Jabuuti ayaa maanta si rasmi ah safaaradeeda uga furatay magaalada Muqdisho, kadib markii ay dhowaan soo magacawday safiir cusub oo Soomaaliya wakiilka uga noq...

Latest News | Thursday, 9 December 2010

Sii Aqri

Wafdi heer wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka oo maanta ka degay Gaalkacyo

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo R/wasaare xigeenka ahna wasiirka qorsheynta qaranka iyo iskaashiga caalamiga Dr. C/wali Maxamed cali oo ay ka mid ahaayeen wasiiro, xildhibaano iyo odayaal dhaqameedyo ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mud...

Latest News | Thursday, 9 December 2010

Sii Aqri

Shabaab oo dhoolatus milateri ku sameeyay wadooyinka Muqdisho

Boqolaal ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab oo lagu soo tababaray Gobolka Bay ayaa dhoolatus ciidan ku sameeyay wadooyinka Magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamadan ay ku hubeysnaayeen gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duw...

Latest News | Thursday, 9 December 2010

Sii Aqri

Maxkamada dalka Sweden oo afar sano xarig ku xukuntay labo dhalinyaro soomaaliyed

Soomaalida qurbaha kunool ayaa dhibaatooyin xoogan ay so wajahday kadib markii dhalinyaro badan oo Yurub kasoo tegay oo Soomaaliya yimid ay dagaallada dalka kala qeyb qaateen Alshabaab oo Caalamka ka aaminsan yahay Urur Arg...

Latest News | Thursday, 9 December 2010

Sii Aqri

R/wasaare Farmaajo oo baaq ka soo saaray abaaraha ka jira dalka

R/Wasaaraha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa baaq deg deg ah ka soo saaray abaaraha ka taagan gobolada dalka, isagoo ugu baaqay beesha caalamka in ay taageero bani,aadannimo lasoo gaareen dadka Soomaaliyeed ee ay sida aadka ah ...

Latest News | Thursday, 9 December 2010

Sii Aqri

Askari ka tirsanaa ciidamada xooga dalka oo askari kale dilay oo maanta dil toogasho lagu fuliyay

Maxkamada Milatariga dowlada Soomaaliya ayaa marki ugu horeysay saakay xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsan askar ka tirsanaa ciidamada kaasoo lagu eedeeyey in uu horay u dilay askari kale....

Latest News | Tuesday, 7 December 2010

Sii Aqri

Maxkamad ku taal dalka Kenya oo u xukmisay Soomaaliya dhulkii safaarada ay ku laheyd Magaalada Nairo

Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa maanta Soomaaliya u xukmisay Dhulka Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kenya oo uu horay u iibsaday nin Ganacsade ah oo u dhashay wadanka Ind...

Latest News | Tuesday, 7 December 2010

Sii Aqri

Galmudug oo ku eedeysay Puntland hurinta dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday Gobolka Mudug

Inkastoo xaalad degenaan laga dareemayo deegaano ka tirsan dhinaca waqooyi ee magaalada Galkacyo, kadib dagaalo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ku dhex maray labo beelood ayaa waxaa dagaaladaas lagu eedeeyay inay hurinayaan Maamulka Pun...

Latest News | Tuesday, 7 December 2010

Sii Aqri

Ciidamada dowladda oo howl galo ay ka fuliyeen Waaberi dad fara badan ku soo qab qabtay

Waxaa saakay ka bilowday degmada Waaberi hawlgal ballaaran oo Ciidamada dowladda ay kula kalaheen degmadaasi iyaga oo gudaha u galayay xaafadaha isla markaasina gaadiidka iyo dadweynaha ku baarayay wad...

Latest News | Tuesday, 7 December 2010

Sii Aqri

Howl gal mar kale soomaalida badan lagu raafay magaalada Nairobi

Ciidamada Ammaanka ee Wadanka Kenya ayaa weli waxa ay ku hawlan yihiin qab qabashada Soomaalida kudhaqan wadanka Kenya gaar ahaan Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi halkaasi oo dhowaan qarax askar ay kudhinteen uu ka dha...

Latest News | Tuesday, 7 December 2010

Sii Aqri

Al-Shabaab oo maleeshiyaad ay ku soo tababareen Bay soo geliyay u soo diray magaalada Muqdisho

Kadib markii ay Kooxda Al-Shabaab ka dhamaadeen dhalinyaro aad u fara badan oo tababar horey u soo qaatay oo ay ka qeyb geliyeen dagaaladii Ramadaanka illaa hadda ka dhacayay Muqdisho ayaa waxaa ay dareemeen in mal...

Latest News | Tuesday, 7 December 2010

Sii Aqri

Wararkii ugu dambeeyay dagaalada W/Muqdisho oo maalinkii 5aad galay

Iyadoo ay sii kordhayaan qasaaraha dadka shacabka ah ka soo gaaraya dagaalada maalintii shanaad ka socda caasimada Magaalada muqdisho ayaa haddana saakay mar kale dagaal saamayn ku yeeshay Shacabka waxaa uu ka socdaa dhanka Waqooyi ee ...

Latest News | Monday, 6 December 2010

Sii Aqri

Afhayeenka Al-Shabaab oo si kulul uga jawaabay hadalkii ka soo yeeray R/wasaare Farmaajo

Afhayeenka Kooxda Shabaab ayaa jawaab ka bixiyey hadal uu shalay saxaafada siiyey R/wasaare Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo sheegay in ay soo afjari doonaan dagaalada ay kula jiraan Shabaabka....

Latest News | Monday, 6 December 2010

Sii Aqri

Barigiye Bahoku "Gaadiidkeena waxyeelo la gaarsiiyay ma jirto, cilad ayaa soo wajahday"

Afhayeenka Ciidamada Amisom Barigye Bahuko ayaa beeniyay in gaadiid ay leeyihiin looga gubay dagaaladii shalay, isagoo tilmaamay in waxyeelo dhinaca farsamada ah uu soo gaa...

Latest News | Monday, 6 December 2010

Sii Aqri

Ciidamada Kenyaatiga oo ilaa shan boqol soomaali xalay ku qab qabtay Nairobi

Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa howl galo ay xalay ka sameeyeen magaalada Nairobi, gaar ahaan xaafadaha ay ku badan yihiin Soomaaliya waxay ku soo qab qabteen boqolaal ruux oo dhalin yaro soomaali ah....

Latest News | Monday, 6 December 2010

Sii Aqri

Shabaabka oo sheegay inay ka hortageen weeraro is ballaarin Amisom ka sameyn rabtay W/Muqdisho

Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in ay fashiliyeen weerar maalitii shalay gelinkiisa dambe ay kusoo qaadilahaayeen Fariisimeyaasha ay kuleeyihiin Degmada Boondheere ee Gobolka Ban...

Latest News | Monday, 6 December 2010

Sii Aqri

Videos

Dib Udhiga Dastuurka: Hees Cusub Ku Saabsan Dastuurka Cusub

News image

Dhageyso Heestan Ku Saabsan Dastuurka Cusub ee DKMG-da Halakaan Ka Dawada Web Hosting Solutions - DOmain name purchase and buy domain name - ALso Register Domain name - Free Web Sites ...

Videos | Thursday, 7 October 2010

Sii Aqri

Dhageyso : Sh. Shariif oo U tacsiyeeyay 100 Xildhibaan - Madaxtooyada (Cod - Maqal- Audio)

News image

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xarunta shirarka ee Madaxtooyada kula kulmay ilaa boqol ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaaliya, isaga oo uga tacsiyeeyey dhimashadii iyo dhaawicii soo gaaray dadkii lagu wax yeeleeyey Hotel Mun...

Videos | Wednesday, 25 August 2010

Sii Aqri

Aljazeera Dagaallada Muqdisho 25 Aug 2010

Daawo Video ALjazeera ka Soo duubtay dagaalka la isku mari la'yahay Muqdisho.- Halkaan Ka Daa...

Videos | Wednesday, 25 August 2010

Sii Aqri

Hotel Muna iyo Qasaaraha ka dhashay weerarkii Shalay

News image

Daawo qasaaraha ka dhashay Weerarkii saakay ka dhacay hotel Muna- Halkaan riix...

Videos | Wednesday, 25 August 2010

Sii Aqri

Axkaamta Soonka - Shiikh Axmed Nuur - Washington

News image

Waa mid ka mid ah casharaddii Soonka ee bishaan baraykan ee Ramadaan aan idin soo gudbineyno.  Axkaamta Soonka waa Muxaadaro uu noo soo jeedinayo Shiikh Axmed Nuur oo masaajid ku yaal dalka Mareykanka ka bixiyay muxaadar...

Videos | Monday, 23 August 2010

Sii Aqri

Kawaankii Dadka Hees Lagula hadlayo Shabaab iyo Xisb Islaam - Daawo Dhageyso reer Shire Jaamac

News image

Waa Hees Cusub oo ay Qaadeen Kooxdii Horey u Qaaday "Qaylo Dhaan".  Heestan ayaa ah mid loo baxshay - Kawaankii Dadka.     Halkaan Ka dhageyso Heestii Kawaankii Dadka ...

Videos | Saturday, 21 August 2010

Sii Aqri

Muxaadaro: Ujeedada Soonka iyo Fadaa'isha Bisha Ramadaan iyo Sida Looga Faiideysto

News image

  Dhageyso Sh. Aadan oo noo soo jeediyay Muxaadaro Ku saabsan Ujeedada soonka ilaahay noo faray.  Muxaadaradan waa mid soconeysa hal saac waqti ka badan.   Halkaan ka gal...

Videos | Saturday, 21 August 2010

Sii Aqri

Hooyo - Shiikh Axmed Nuur Mucallim - Muxaadaro aad u Macaan ila dhageyso

Booska Islaamka uu Dejiyay Hooyada. Waa muxaadaro aad u macaan oo dhageysi mudan uuna soo jeediyay Shiikh Axmed Nuur Macalin.   Daawo Qaybaha:  Qaybta 1-aad Qaybta 2-aad Qaybta 3-aad Qaybta 4-aad iyo dha...

Videos | Wednesday, 18 August 2010

Sii Aqri

Qiimaha tobanka Dambe ee Ramadaanka by Sh. Qardhaawi

News image

Muxaadaro ku saabsan Tobanka Dambe ee Ramaadaanka ee uu noo soo jeedinayo Sh. Qardhaawi               Hoos ka dooro qaybaha kala duwan ee muxaadarada Qaybta Kowaad 10ka dambe Qaybta Labaad 10ka dam...

Videos | Monday, 16 August 2010

Sii Aqri

Su'aalo ku saabsan Taraawiixda uu ka jawaabayo Dr. Zaaki Naik

News image

Su'aashu waa: Meeqo rakco ayaa la dukadaa ama la dukan karaa salaadda taraawiixda.  Ma 8 baa mise waa 20? Waxaa ka jawaabaya su'aashan Sh. Dr. Zakir Naik. Daawo Vid...

Videos | Saturday, 14 August 2010

Sii Aqri

Soonka iyo Waxbarashada magaalada Boorama: Barnaamij

News image

Boorama(SNN) Sanadkan waxbarshada ayaa la bilaabatey bisha Barakaysan ee Ramadaan waxaana sida caadiga ah la gaabiyaa waqtiga waxbarashada iskuullada xiliga Ramadaanka iyada oo saacado laga dhimo intii awal hore xiisaduhu ahaan jir...

Videos | Saturday, 14 August 2010

Sii Aqri

Axmed Xuseen: "Waa Ka Guuleysanay Ololaha Alshabaab ka Waddo Kanada

News image

Gudoomiyaha Canadian Somali Congress ayaa wareysi ay la yeelatay CBC ku sheegay in ururkiisu ay ka guuleysteen qabanqaabooyinka Alshabaab ka wadaan Kanada oo ay ku soo jiidanayaan caruurta Soomaaliyeed. Halkaan Ka Daawo wareysigan xasaasiga ah....

Videos | Friday, 13 August 2010

Sii Aqri

Fiiri - Bisha Barakeysan iyo sida Aduunka soonkeeda loogu diyaar garoobay.

News image

Fiiro Gaar ah oo lagu arkayo sida Muslimiinta aduunka u bilaabeen soonka bisha Ramadaanka HaIkaan Ka Daa...

Videos | Thursday, 12 August 2010

Sii Aqri

Ha Hilmaamin Soomaaliga - White Guy Speaking Somali in Ottawa

News image

Waxaa jira dad farabadan oo Soomaali ah oo ku koray dalalka shisheeye sidaa darteedna hilmaamay Afsoomaaliga amase aanan aamin saneen inuu wax tar leeyahay afsoomaaligu. Maanta waxaan kuu heynaa wiil Caribean iyo Canadian ah hadana Sheegana...

Videos | Monday, 9 August 2010

Sii Aqri

Hooyadeey Maahan Argagixiso ee ii Daaya.

News image

Dumar Soomaaliyeed oo Maxkamed Loo Keenay inay Alshabaab Lacago Mareykanka uga Aruuriyaan. Daaro Fid...

Videos | Friday, 6 August 2010

Sii Aqri

Young Leaders From Africa Question President Obama

Do you want to ask him questions? Watch this video to hear answers to the questions you may have in mind! Play Vid...

Videos | Wednesday, 4 August 2010

Sii Aqri

Khudbadii Faroole - Maxuu Ka Sheegay Alshabaab?

News image

Daawo - Dhageyso - Qudbadii madaxweynaha Puntland oo qaybo ka mid ah kaga hadlay Als...

Videos | Tuesday, 3 August 2010

Sii Aqri

Sahra Halgan iyo Hidaha DHaqanKa

News image

Hadaad Mooday K'naan Warsame inuu yahay qofka kaliyah ee aad ee muujiyay firfircooni xagga fanka ah, bal dhageyso oo daawo Sahro sida ay kaaga dhaadhicineyso hadaha iyo dha...

Videos | Tuesday, 3 August 2010

Sii Aqri

Daawo Riwaadii Yaa Wax U sheega

News image

Daawo Riwaayadda Riix Bannerka - Riwaayad Lagu Qabtay dibadaha dalkeena oo aad u xiiso badan!...

Videos | Saturday, 24 July 2010

Sii Aqri

Soomaalida Kampala oo Argagax Ku Jira: "We Love This Country!"

News image

Kadib markii dhowaan Alshabaab ka fulisay qarxis magaalada Kampala ayaa dadkii Ugandheeska ahaa ay midab tikoor ku bilaabeen Soomaalida degan dalkooda, kuwaas oo u badan qaxooti.  Aljazeera ayaa ka soo warisay kana soo diyaarisay barnaamijkan.  Daawo a...

Videos | Wednesday, 21 July 2010

Sii Aqri

Video: The Raage Omar Report - From Muqdisho to Minneapolis

News image

Raage Cumar ayaa Aljazeera u soo diyaariyay warbixin dheer oo ku saabsan guud ahaan Soomaalida degan Minneapolis ee dalka Mareykanka iyo qaybta ay kaga jiraan dagaalada ka Socda Soomaaliya.  Barnaamijkan oo soconaya 45 daqiiqo ayaa ah mid l...

Videos | Thursday, 15 July 2010

Sii Aqri

Video Xulka Spain oo Waving Flag Xaflad ka Qaadaya

News image

Iniesta, Puol, Xavi, Fabrigus iyo dhamaan xulka Spain oo Qaadaya heesta Waving Flag by K'naan lana Qaadaya fanaanka Spain ugu caansan ee David iyagoo jooga xaflad lagu dhigay Spain loona qabtay soo dhoweynta xulka Spain kadib ma...

Videos | Wednesday, 14 July 2010

Sii Aqri

Video-ga Heesta Calanaka u qaaday Farxiyo Fiska

News image

Daawo Heesta cusub ee Farxiyo Fiska u Qaaday Calankeena.  Waa Hees macaan. - Meeshan Rix...

Videos | Wednesday, 14 July 2010

Sii Aqri

Video: Kampala Blasts Had Hallmarks of Shabaab - Aljazeera

News image

Scores dead in Uganda bomb blasts   Malcolm Webb reports from Kampala on the deadly  blasts that struck crowds watching World Cup final   At least 70 people have been killed in two near simultaneous bomb explosions, apparently targeting crowds watching...

Videos | Monday, 12 July 2010

Sii Aqri

Doodii Xoosh ku aflagaadeyey Gabdhaha Soomaaliyeed 1

News image

Halkaan Ka Daawo Dood Xoosh ku aflagaadeyey Gabdhaha Soomaaliyeed - Qaybaha Hordhaca Ka Daawo- Qaybta koowaad | Riix Qaybta Labaad   Doodda oo Kaamil ah. Waxaa loo Qaybiyay videoga Doodan 7 Qaybood.  Titleka Waa - Dood Somaliland Vs Somalia ...

Videos | Sunday, 11 July 2010

Sii Aqri

Daawo Fasion Show Lagu dhigay Apollo High school - Videogii

News image

Waa Fasion Show ay soo bandhigeen dhalinyarta dhigata Schoolka Apollo ee St. Cloud.    Halkaan ka daawo Showgii...

Videos | Friday, 2 July 2010

Sii Aqri

Dabaal Deg - 26 June -MINNEAPOLIS,MN USA

News image

Xafladii jun 26 ee 50 guuradii ka soo wareegatay malintii xoriyada qadatay somalia iyo somaliland waxaa lagu qabatay wadanka MINNEAPOLIS,MN USA Dad aad u badan ayaa ka soo qeybgalay waxaan loo xiray Wadooyin Waaweyn ee ku ...

Videos | Wednesday, 30 June 2010

Sii Aqri

Vidoe Sportiga: HIGHLIGHTS - Slovakia 3-1 Italia: Goos Goos iyo Goolashii

Ciyaarta Goos Gooskii iyo Goolashii laga dhalshay Talyaaniga iyo Kuwii Ay dhalsheenba - Halkaan Ka Daawo Ciyaartan - Slovakia Vs Italia World Cup 201...

Videos | Friday, 25 June 2010

Sii Aqri

Video: Japan 3-1 Denmark Goos Goos

Halkaan Ka Daawo Ciyaartii Dhexmartay Japan iyo Denmark oo Japan ku Guuleysatay 3-1 - Waa Goos Goo...

Videos | Friday, 25 June 2010

Sii Aqri

Daawo Ololaha Doorashada Soomaaliland Magaalada Burco

News image

  Daawo Video laga soo duubay Wacdarihii maanta ka muujiyay xisbiga Kulmiye hawlihiisa ololaha doorashada magaalada Burco...

Videos | Thursday, 24 June 2010

Sii Aqri

3 Jir Soomaaliyeed: Xamar ma tagaayi Al-Shabab ayaan ka cabsanaa (DAAWO)

  Wiil yar oo Soomaali ah oo 3 sano jira oo aan waligiis arkin Muqdisho kuna dhashay dalka Canada ayaa laga duubay Film lasoo dhigay Youtube-ka, waxaana uu ku sheegayaa inuusan tageynin magaalada Muqdisho, sababtoo ah buu...

Videos | Sunday, 20 June 2010

Sii Aqri

Video: VOA's talks to Harun Hassan of VOA's Somali Child Service about 'SOMALI SOLDIERS'

Here this Interesting Outlook of How Somalis See the Somali Child Soldiers! - Watch VOA vid...

Videos | Thursday, 17 June 2010

Sii Aqri

Kubadda Cagta oo Badbaadineysa Caruurteena degan Dibadaha

News image

Dhalinyarta Soomaaliyeed ee degan Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ee dalka Kanada ayaa waxaa ay muujinayaan inay ay ka doorteen gangisternimada inay ciyaaraan kubadda cagta.  Waa barnaamij warbix ah oo ku saabsan arinkaas.   Daawo Vid...

Videos | Monday, 14 June 2010

Sii Aqri

Video: Don't Deport Me to Somaliland - I am Criminal

News image

Wiil reer Somaliland ah, Liibaan oo jira 26 sano ayaa kadib dhowr sano oo lagu haayay xabsi wadanka Ingiriiska ayaa dowladda Ingiriiska waxa ay go'aamisay inay dib u dhoofiyaan Soomaaliya.  Dhagaysi UniversalTV oo wareysatay Liibaan mar...

Videos | Sunday, 13 June 2010

Sii Aqri

Dr. Bashir Addresses the UN on Toxic Waste Dumping In Somali Seas

News image

Dr. Bashir Mohamed Hussein, Co-founder and the Director of the SomaCent Development Research Foundation addressing the 14th session of the UN Council on Human Rights (i.e. special session on the adverse effects of the toxic was...

Videos | Sunday, 13 June 2010

Sii Aqri

Ayanle Maxamed Siyad Bare oo Shahaadooyin Ku Bixiyay Boston

News image

Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Jaale Maxamed Siyaad bare ayaa dhowaan lagu arkay Magaalada Boston isagoo ka qayb qaadanaya Shahaadooyin la siinayo Dumarka Soomaaliyeed ee Reer Boston.  Furo Fid...

Videos | Friday, 11 June 2010

Sii Aqri

Video: Alshabaab oo Soo saartay Video ninkii Fransiiska Ahaa ay Heysteen Fariin Ugu Dirayo Faransiis

News image

Waxaa dhowaan ururka Alshabaab ay soo saareen video ay ka soo duubeen nin Faransiis ah oo ay ku heystaan Soomaaliya.  Video-ga waa kanaa ee halkaan ka furo - Riix Hal...

Videos | Friday, 11 June 2010

Sii Aqri

Calanka Soomaaliya oo K'naan ka Lulay Furitaanka Koobka Kubadda Cagta - Hadda Daawo

News image

K'naan oo soo bandhigay show aan caadi aheyn furitaanka ciyaaraha aduunka ee ka maanta ka bilaabanaya South Africa!  Daawo...

Videos | Friday, 11 June 2010

Sii Aqri

Heestii Hubaal - Fanaanadda Sanadka 2010 Farxiyo Kabayare

News image

  Dhageyso Hubaal oo ay noo qaadeyso Farxiyo Kabayare, fanaanadda codka macaan ee sanadka 2010ka!  Riix Sawirka ama halkaan...

Videos | Monday, 7 June 2010

Sii Aqri

Video: Taangi Laga Gubay AMISOM oo Alshabaab Soo Duubtay

News image

Dagaal-yahanada melishiyada alshabaab ayaa soo mobeel kaamiradiis ku soo duubay mar uu gubanayay taangi ay ka gubeen ciidamada AMISOM.  Daawo video-gaas oo aan soo helnay.  Furo Fidyoga...

Videos | Saturday, 5 June 2010

Sii Aqri

World News Updates

Bollywood visuals for upcoming K'Naan single

  The FIFA World Cup 2010 anthem Wavin’ flag singer, K’Naan, who has admitted to being a huge fan of Indian music and cinema, wants his song Fatima from his album, Troubadour, to have a Bollywood mus...

World News Updates | Saturday, 21 August 2010

Sii Aqri

Somalia erupts into Uganda election campaign

News image

Deadly bombings in Kampala have invited Somalia into Uganda's election campaign, with veteran President Yoweri Museveni vowing to go for broke and his political rivals warning against adventurism. Somalia's Al Qaeda linked Shebab group claimed res...

World News Updates | Tuesday, 20 July 2010

Sii Aqri

5 Pakistanis among 20 held for Uganda blasts

Kampala, July 19: Security forces have arrested more than 20 people, including five Pakistanis, for two bombings last week that killed at least 73 people in the Ugandan capital, the police chief sai...

World News Updates | Tuesday, 20 July 2010

Sii Aqri

More than 150 confirmed Dead in Kampala Bomb Attack

  Scores dead in Uganda bomb blasts   Malcolm Webb reports from Kampala on the deadly  blasts that struck crowds watching World Cup final   At least 70 people have been killed in two near simultaneous bomb explosions, apparently targeting crowds wat...

World News Updates | Monday, 12 July 2010

Sii Aqri

In Somalia, playing and watching soccer is a dangerous game

News image

Mogadishu, SOMALIA -- On a police base in this war-scarred capital, the players on Somalia's under-17 national team practice in mismatched attire for a match against Egypt. Their field is a forlorn, uneven patch of earth co...

World News Updates | Saturday, 10 July 2010

Sii Aqri

Somali MPs aim to change clan power-sharing law (4.5)

  MOGADISHU (Reuters) - A group of 176 Somali legislators is pushing for changes to the law that dictates how power is shared between the country's clans because they believe it is discriminatory, a former deputy spe...

World News Updates | Wednesday, 23 June 2010

Sii Aqri

Somali Ministers Tour Rwanda To gather Peace Lessons

  Kigali — A delegation of five ministers of the Transitional Federal Government of Somalia who are in the country on a four-day study tour, have hailed the progress made by Rwanda in the fields of pea...

World News Updates | Wednesday, 23 June 2010

Sii Aqri

SOMALI MIGRANT KILLED IN GUN BATTLE BETWEEN YEMENI FORCES AND SMUGGLERS – UN

  The United Nations refugee agency is working with the Yemeni Government to gain access to a group of Africans who were detained following a weekend incident in which one man was killed and two women wer...

World News Updates | Wednesday, 23 June 2010

Sii Aqri

Kenyan police beat and extort Somalis fleeing war: HRW

  By Jeremy Clarke NAIROBI Kenya's police rejected reports they were abusing those fleeing from fighting in Somalia. A brutal three-year insurgency in the failed African nation has caused what the United Nations calls one of the wor...

World News Updates | Tuesday, 22 June 2010

Sii Aqri

Mogadishu men ordered to grow beard in 30 days

  MOGADISHU, Monday   Men in the Somali capital Mogadishu, have been given 30 days to grow beard. The order was issued by Moalim Hashi Mohamed Farah, the Governor in the capital. It takes effect on July 20....

World News Updates | Tuesday, 22 June 2010

Sii Aqri

Man jailed for life for killing son of ex-Somali leader

News image

  A teenager has been jailed for life for murdering the son of a former prime minister of Somalia in London.  Kul Hawadleh, 20, a student living in Kingsbury, north-west London, was stabbed to death at a p...

World News Updates | Friday, 11 June 2010

Sii Aqri

K'Naan: My Life as an Artist: A Country Disguised as a Person

  It was not my dream to be an artist. How could it have been? I thought artist, much like a leader, was something you either were or weren't. Never something you set out to be. And...

World News Updates | Wednesday, 9 June 2010

Sii Aqri

Nine dead 40 missing as Somali immigrants' boat sinks

  Maputo - A boat carrying illegal immigrants from Somalia has sunk off the coast of northern Mozambique, killing nine and leaving 40 missing, state media said Tue...

World News Updates | Tuesday, 8 June 2010

Sii Aqri

Islamic Extremist Group Recruits Americans for Civil War, Not Jihad

  WASHINGTON — The Islamic extremist group in Somalia that two New Jersey men were seeking to join when they were arrested in New York on Saturday has recruited several hundred foreign fighters to help wage an ...

World News Updates | Tuesday, 8 June 2010

Sii Aqri

Indian Court sets 2 Somalis free, to be deported

  The two Somalis who were under the custody of Udupi Coastal Security police will be released and allowed to fly to Som...

World News Updates | Saturday, 5 June 2010

Sii Aqri

Mogadishu Hospitals report 1400 Casualties in the Past two Months (AP)

News image

  UNITED NATIONS, June 4 (Xinhua) -- The United Nations on Friday reported that at least 1,400 casualties from three of the hospitals in the Somali capital of Mogadishu over the recent weeks, some one-fourth of the...

World News Updates | Saturday, 5 June 2010

Sii Aqri

World Cup 2010 anthem: K’Naan interview

  His own team have yet again failed to qualify, thanks to defeats that fans blame variously on poor midfielding, questionable refereeing and the small matter of gun battles disrupting pre-tournament training. But, when the World Cup...

World News Updates | Saturday, 29 May 2010

Sii Aqri

Sugar and arms barons rule Somali border - Smuggling Sugar Into Kenya

News image

  A porous border with lawless Somalia and rough terrain continue to drive sugar and arms smuggling in northern Kenya, threatening to cripple the local sugar industry and increasing insecurity.   Although the illegal sugar imports were initially des...

World News Updates | Saturday, 29 May 2010

Sii Aqri

Somalis trigger alarm bells - Somali Fishermen drift into Indian Waters

  NEW DELHI: With pirates now operating much beyond the Gulf of Aden, alarms bells began clanging in the Indian security establishment after half-a-dozen Somali nationals were apprehended with their boats in Lakshadweep Islands over the las...

World News Updates | Saturday, 29 May 2010

Sii Aqri

Africa Dispatch: Somalia's Money Men

ISTANBUL—At this swanky conference on Somalia over the weekend, the most important guests didn't hold lofty posts. At least one lacked a college degree. But they represent some of the most powerful—and moneyed—players in Somalia: its...

World News Updates | Thursday, 27 May 2010

Sii Aqri

Amanda Lindhout speaks out for women in Somalia

News image

OTTAWA – The idea was conceived in captivity. It blossomed in a series of windowless rooms and was forged by the torture, fear and shackles that bound Amanda Lindhout for 15 months in southern Somalia....

World News Updates | Wednesday, 26 May 2010

Sii Aqri

Federal Parliament to elect new speaker on Friday

  On Tuesday, the acting speaker of the Somali Federal Parliament Mohamed Adan Wayel has officially announced the date of the election of the new Parliament speaker and his new dep...

World News Updates | Wednesday, 26 May 2010

Sii Aqri

German military security firm helps Somali warlord

  German lawmakers have voiced concern about a deal between a German military security firm and a warlord hostile to the UN-backed government in Som...

World News Updates | Tuesday, 25 May 2010

Sii Aqri

5 Somalis on trial in Dutch court for Gulf piracy

  (AP) ROTTERDAM, Netherlands — The trial of five Somali men for robbery on the high seas is beginning in the first modern piracy trial in a Dutch cou...

World News Updates | Tuesday, 25 May 2010

Sii Aqri

10 Somali Cabinet Ministers censured for corruption

The acting commissioner of the finance control committee in the Somali parliament has censured some Ministers in the Somali transitional federal government for money lau...

World News Updates | Friday, 21 May 2010

Sii Aqri

Yemen Court Sentences Somali Pirates to Death

  A court in Yemen's capital, Sana'a, has sentenced six Somali pirates to death and six more to 10 years in jail for hijacking a Yemeni shi...

World News Updates | Tuesday, 18 May 2010

Sii Aqri

Swedish man arrested for plotting Somalia attack

  Sweden's security service on Tuesday arrested a man suspected of plotting a terrorist attack in Somalia, the latest in a string of Somali-linked terror cases in Sca...

World News Updates | Tuesday, 18 May 2010

Sii Aqri

20 dead, 60 wounded in Somalia shelling

News image

At least 20 people were killed and 60 others wounded in shelling in the Somali capital Sunday, medics told CNN.   Most of those killed were civilians who died inside the Bakara Market in Mogadishu as Somali governme...

World News Updates | Sunday, 16 May 2010

Sii Aqri

Mortar Attacks Kill At Least 16 in Somalia

  Rebels fired mortars near the Somali parliament meeting in Mogadishu on Sunday, killing at least 16 people.   African Union peacekeepers returned fire after the mortar attack, which was blamed on Islamist insurgents.   Lawmakers were meeting in the par...

World News Updates | Sunday, 16 May 2010

Sii Aqri

UN calls on countries to take Somali refugees

News image

  The United Nations refugee agency called on states on Tuesday to give shelter to people fleeing Somalia even if they do not meet formal refugee cri...

World News Updates | Tuesday, 11 May 2010

Sii Aqri

Rapist whipped 100 strokes Then Banished For a Year

News image

Islamist insurgents in Somalia have given a man who was accused of rape 100 lashes in the central town of Baledweyn, officials and residents said on Sunday....

World News Updates | Monday, 10 May 2010

Sii Aqri

Somali rebels seize town bordering Ethiopia

  Somalia’s Islamist al Shabaab rebels on Saturday captured a town on the border with Ethiopia after government forces fled, a militia commander and a local resident sai...

World News Updates | Sunday, 9 May 2010

Sii Aqri

Russia says pirates who held tanker are freed - (Maybe Killed?)

  By JIM HEINTZ (AP) – 21 hours ago   MOSCOW — The pirates seized by a Russian warship off the coast of Somalia have been released because of "imperfections" in international law, the Defense Ministry said Friday, a c...

World News Updates | Saturday, 8 May 2010

Sii Aqri

Inside The Courtroom With Somali Pirates

News image

Machine gun. Lawyer. Virginia. USS Nicholas. And USS Ashland. Those were the only words that most onlookers in a federal courtroom in Norfolk, Va., could understand Friday afternoon as an unidentified man beaming in via telephone rea...

World News Updates | Thursday, 6 May 2010

Sii Aqri

Doctors Without Borders Clinic Attacked in Somalia

  Officials with the aid group Doctors Without Borders say they do not know why Islamist insurgents attacked one of the group's clinics near the Somali capital, Mogadishu.  The attack Wednesday forced the clinic to shut dow...

World News Updates | Thursday, 6 May 2010

Sii Aqri

Fighting Factions Each Claim Victory in Somali Fighting

  A pro-government militia and Islamist insurgents in Somalia both are claiming victory after nearly two days of heavy fighting in the capital, Mogadishu. The violence erupted after several bombings of mosques in areas of the cou...

World News Updates | Wednesday, 5 May 2010

Sii Aqri

Al-Shabab gunmen kill journalist from Somali radio station

  MOGADISHU, Somalia — Gunmen in the Somali capital killed a veteran journalist working for the state-run radio station Tuesday, and colleagues said they suspect the killing was because of the station's critical view of ins...

World News Updates | Tuesday, 4 May 2010

Sii Aqri

Somali pirates hijack Yemeni cargo ship

News image

  (Reuters) - Somali pirates have seized a cargo vessel off the coast of Yemen, and are believed to be holding the crew of nine Yemeni sailors, Yemen's Defense Ministry website said Tuesday.   The Yemeni ship was cap...

World News Updates | Tuesday, 4 May 2010

Sii Aqri

Somali Islamists vow to end piracy

News image

  Mogadishu - A hardline Islamist militia pledged on Monday after seizing control of one of Somalia's main pirate hubs to end piracy in the region by imposing Islamic sharia law...

World News Updates | Monday, 3 May 2010

Sii Aqri

Somali Islamists threaten reprisals after blasts

News image

  MOGADISHU — Somalia's Islamist Shebab militia threatened suicide attacks against the government and African peacekeepers Sunday after claiming one of its leaders was the target of a deadly attack on a mos...

World News Updates | Monday, 3 May 2010

Sii Aqri

Sportiga

Xulka Kubada Cagta Spain oo qaaday Koobka aduunka markii u horeysay

News image

\ Xulka Spain ayaa markii u horeysay taariikhda ku guuleystay Koobka Aduunka, kadib markii ciyaartii kama dambeysta aheyd ee Finalka ay gool iyo waxba uga adkaadeen Xulka Hol...

Sportiga | Monday, 12 July 2010

Sii Aqri

Spain wins World Cup 2010 1-0 by Iniesta's Goal

News image

  Spain defeated the Netherlands by a score of 1-0 to win its first World Cup title. Andres Iniesta scored the winning goal in extra tim...

Sportiga | Sunday, 11 July 2010

Sii Aqri

Sportiga: War bixin ku saabsan kulanka spain iyo holland

News image

  Cape town : Waxaa lagu wadaa maalinta axada in la soo gaba gabeeyo kulankii ugu dambeeyay ciyaaraha aduunka oo ay iskugu soo hareen xulalka aan taariiqda leheyn ee holland iyo spain.   Mid kasta oo labadan xul ka ...

Sportiga | Saturday, 10 July 2010

Sii Aqri

Sportiga: Brazil oo Looga Cabsanayo inay Qaadaan World Cupka

News image

Brazil ayaa xaqiijisay in ay u soo baxday wareega quarter finalka ciyaaraha aduunka ka dib markii ay 3-1 ku hadaafisay kooxda chili oo ka mid eheed kooxihii loo saadalinay in hanan doonaan koobka san...

Sportiga | Tuesday, 29 June 2010

Sii Aqri

Sportiga: Ghana oo gaartay wareega quarter final-ka.

News image

Xulka ghana ayaa noqday xulkii 3-aad ee afrikan ah ee gaaro wareega loo yaqaano quarter finalka mudo dheer ka dib oo ay afrika xarbis ugu jirtay guu...

Sportiga | Sunday, 27 June 2010

Sii Aqri

Isku Aad Aadka 16 Koox ee Wareega Labaad ee Koobka Aduunka.

News image

  Xulkii ugu dambeeyay ee loo saadalinayay in uu hari doono ayaa xalay u soo gudbay wareega labaad ee ciyaaraha aduunka, ka dib markii uu 2-1 ku quusiay kooxda chile.   Spain ayaa xalay waxaa aad u weeraray koo...

Sportiga | Saturday, 26 June 2010

Sii Aqri

Ghana oo Noqotay kooxda kaliya ee Africa u Soo Baxday Wareega Labaad ee Tartanka Ciyaaraha Aduunka

News image

Kooxda Ghana ayaa caawa noqday kooxdii ugu horeysay ee Afrikaan ah oo usoo gudubta Round 16-ka ahna Wareega labeed ee tartanka ciyaaraha aduunka kadib markii hal gool oo kaliya looga badiyay ciyaarteedii seddaxaad.   Ciyaar caawa dhex mar...

Sportiga | Wednesday, 23 June 2010

Sii Aqri

Sportiga: U.S.A iyo England oo U gudbay Wareega Labaad

News image

Xulka England ay si dirqi ah uga badaiyay xulkii la saadaalinayay in ay soo bixi doonaan ee Slovenia, ka dib markii loogu dhameeyay gool laga dhaliyay qeybtii hore ee ciy...

Sportiga | Wednesday, 23 June 2010

Sii Aqri

K/Africa oo uu xaalka ku xunyahay, faallo kooban.

News image

Xulka k/africa waxa uu marti galinayaa koobka aduunka sanadan, waxa uu ku jiraa G-A, asagoo ugu hooseeya, wali ma badin kulan ka mid ah kulamada ciyaaraha aduunka, laba kulan oo ay ciyaareen kulan bareejo ayey galeen kulana Uru...

Sportiga | Tuesday, 22 June 2010

Sii Aqri

North Korea oo 7 Laga Dhalshay - Warbixin Ciyaaraha Aduunka

News image

Kooxda Brazil ayaa xalay u gudubtay wareega labaad ee ciyaaraha aduunka iyadoo Ivory Coast uga badisay 3 iyo 1.  Halka gool waxaa Ivory Coast u dhaliyay ciyaaryahanka sumadda Africa ee Drogba oo teesto ku gadaal mariyay ...

Sportiga | Monday, 21 June 2010

Sii Aqri

Warar Goos Goos ah oo Ku Saabsan Ciyaaraha Kubadda Cagta Aduunka 2010

News image

  Anelka oo dib ugu laabanay dalka france.   Ciyaariyahanka xulka france ayaa la xaqiijiyay in uu dib ugu laabanayo france xili france aysan wali ka quusan in ay u soo baxdo wareega labaad ee ciyaarta.   Anelka ayaa waxa uu ...

Sportiga | Saturday, 19 June 2010

Sii Aqri

Xulka England oo dharbaaxo kala kulmay Aljeeriya, iyo sida reer yurub oo u muuqdaan in ay sanadkan w

News image

Xulka England oo dharbaaxo kala kulmay Aljeeriya, iyo sida reer yurub oo u muuqdaan in ay sanadkan waxba heyn.     Marka hore waxaa xalay ay ciyaar kulul ku dhex martay magaalada Cape Town xulka Ingiriiska iyo Algeria, ciyaarta...

Sportiga | Saturday, 19 June 2010

Sii Aqri

Xulka spain oo laga naxshay. S.A oo Ka Hari Rabta Koobkooda Aduunka

News image

xulka spain oo ka mid ah xulalka ugu awooda badan ee sanadkan soo aaday tartanka ciyaaraha aduunka ayaa markii ugu horeysay dhulka la dhigay ciyaartoodii furitaanka....

Sportiga | Thursday, 17 June 2010

Sii Aqri

Sportiga : Ciyaartii Dhexmartay Brazil iyo North Korea 2:1 halkaan ka daawo

News image

Waa Video-highlights ah ciyaartay xalay dhexmartay kooxda aduunka kubadda cagta ka ah number 1 ka iyo tan ka ah #144 ka ahna kaalinta ugu dambeysa oo ku dhamaatay 2-1.  Daawo highlights ka. Furo Hig...

Sportiga | Tuesday, 15 June 2010

Sii Aqri

Video: Germany 4-0 Australia FIFA World Cup 2010 South Africa

News image

Daawo ciyaartii Xalay ee Germany Vs. Australia.  Full Highlights - Waa Goos Gooskii.  Ciyaartan waxay ku dhamaatay 4-0 oo Guusha Germany Ku raacday. Halkaan Ka Gal...

Sportiga | Sunday, 13 June 2010

Sii Aqri

Ciyaartii USA vs England Highlights Video

News image

Daawo ciyaartii xalay u dhaxeysay Team USA iyo England oo Ku DHamaatay 1-1 - Highlights...

Sportiga | Sunday, 13 June 2010

Sii Aqri

Xalay: France 0-0 Uruguay - iyo Warbixin Ciyaaraha caawa

News image

  Kulankii labaad ee ciyaaraha aduunka ayaa waxaa xalay lagu kala baxay bareejo taaso u dhexeysay labada xul ee France iyo Uruguay.   Ciyaarta ayaa waxaa labada koox ay ahaayeen laba koox oo caajis uu ka muuqday oo wax...

Sportiga | Saturday, 12 June 2010

Sii Aqri

Koobkii aduunka oo furmay iyo ciyaartii ugu horeysay oo ku dhamaaday (south africa 1-1 mexico)

News image

  Markii ugu horeysay ayaa galabta waxaa ciida Africa laga baasay tartankii ciyaaraha aduunka oo lagu furay garoonka Soccer City ee magaalada Johansberg ee dalka K/A...

Sportiga | Friday, 11 June 2010

Sii Aqri

Drogba Injured To Miss World Cup the End of Ivory Coast's Chances of Winning it all

News image

  Didier Drogba, the Ivory Coast captain, underwent an emergency operation tonight in an attempt to save his chances of participating in the World Cup after the Chelsea striker damaged his elbow in today'sfriendly against Japan....

Sportiga | Saturday, 5 June 2010

Sii Aqri

Ciyaartoydii Ugu Horeysay Ee Soo Gaara South Africa Oo La Dhacay

News image

  Iyadoo ciyaaraha aduunka ay ka harsan tahay 12 maalmood ayna bilaabatay imaatinka ciyaartoyda iyo martida ayaa markii ugu horeysay bilaabatay fadeexad weyn ka dib markii la dhacay kooxdii ugu horaysay ee soo gaartay dalka marti gel...

Sportiga | Saturday, 29 May 2010

Sii Aqri

Kooxda Inter Milan oo ku guuleysatay Koobka Horyaalada Yurub

News image

Kooxda Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xalay u dabaal dagtay koobka Naadiyada Yurub ee loo yaqaano Uefa Champions League kaasoo ay ugu dambeysay sanadi 196...

Sportiga | Sunday, 23 May 2010

Sii Aqri

Warbixin Ciyaarta Caawa Champions League Final 2010

News image

  Warbix ku saabsan ciyaarta caawa ka dhici doonta Madrid Spain ee dhex mareysa Bayern Munich (Ger) iyo Inter Milan (IT...

Sportiga | Saturday, 22 May 2010

Sii Aqri

Ronaldinho oo laga reebay ka qeyb galka Koobka aduunka.

News image

  Kubad sameeyaha kooxda Ac Milan Ronaldinho ayaa laga reebay ka qeyb galka koobka Aduunka ee xulkiisa Brazil ee sanadkan uu kaga qeyb geli doono dalka K/Afrika, kadib markii Tababare Carlos Dunga uu ka saaray liiska ciy...

Sportiga | Wednesday, 12 May 2010

Sii Aqri
Dalkanews - Home
 



Dalkanews Login