Home » Sportiga
You are browsing entries filed in “Sportiga”
Xidiga reer Argentine Lionel Messi ayaa ku guuleystay markii afaraad ee isku xiga abaal marinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan Aduunka ee FIFA Ballon d’Or, kadib markii munaasabad caawa ka dhacday magaalada Zurich lagaga dhawaaqay. Munaasabadan oo aheyd mid aad u ballaaran ayaa lagu bixiyay abaal marino, iyadoo lagu soo bandhigay 11-ciyaaryahan ee Kooxda Aduunka ugu wanaagsan [...]
January 7th, 2013 | Posted in Headline News, News, Sportiga, Xuska Mudan | Read More »
Xulka Spain ayaa sameeyey taariikh kadib marki uu 4-0 uga adkaaday xulka Talyaaniga kulanki finalka koobka Qaramada Yurub ee Euro 2012 ee xalay ka dhacay magaalada Kiev ee dalka Ukraine. Taariikhda uu sameeyey Spain ayaa ah isaga oo noqday dalki ugu horeeyey oo sadex jeer oo xiriir ah qaaday sadex koob oo caalami ah, iyo [...]
July 2nd, 2012 | Posted in Headline News, News, Sportiga | Read More »
Xulalka ku wada jira Group C ee Talyaaniga iyo Spain ayaa xalay ciyaartii xiisaha laheyd isku garab dhacay, kadib markii ay ku kala baxeen gool iyo gool. Labada Xul ayaa soo bandhigay ciyaar dar darteeda aad u wanaagsaneyd, inkastoo Spain ay kubada ku fir fircoon, hadana qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxaa jiray fursado ay [...]
June 11th, 2012 | Posted in Headline News, News, Sportiga | Read More »
Xulka Jarmalka ayaa xalay gool iyo waxba ku garaacay xulka Portugal oo ay ku wada jiraan Group B, kadib ciyaartii labaad ee Group-kan ay xalay isaga hor-yimaadeen, iyadoo ciyaartu aheyd mid natiijadeeda isha lagu wada hayay, maadaama ay aheyd kulan darbi ah. Labada Xul ayaa bilowgii hore ee ciyaarta dar dar xoogan muujiyay, inkastoo Jarmalka [...]
June 10th, 2012 | Posted in Headline News, News, Sportiga | Read More »
Xulka Holland ee Orange lagu naaneyso ayaa guuldaro xanuun badan kala kulmay Xulka Denmark, ciyaartii u horeysay ee Group B ee Koobka Qaramada Qaarada Yurub, kadib markii 1-gool iyo waxba lagu garaacay. Ciyaartan oo aheyd mid saadaasheeda in Holland ay badin doonto, ayaa dad badan ay lama filaan ku noqotay, inkastoo ciyaartoyda Holland ay soo [...]
June 9th, 2012 | Posted in Headline News, News, Sportiga | Read More »
Waxaa xalay magaalada Warsow ee caasimada dalka Poland ka furmay tartanka koobka Qaramada Yurub ee Euro 2012 oo socon doona mudo 3 todobaad ah. Waxaa ciyaarti hore lagu furay Polan oo tartanka la marti gelineysa dalka Ukraine iyo Greece ayaa kusoo dhamaatay 1-1 iyadoo ay rigoore iska qasaariyeen Greece. Polan oo aad u ga fiicneyd [...]
June 9th, 2012 | Posted in Headline News, News, Sportiga | Read More »
Kooxda K/cagta ee Chelsea ayaa xalay si lama filaan ah u hanatay Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee loo yaqaano Champions League, kadib markii sagaashankii daqiiqo oo lagu daray waqtiga dheeriga ay bar bar dhac ku kala baxeen, hase ahaatee rigoorayaashii loo dhigay ay 4-3 ku badisay. Ciyaarta Finalka oo markii hore ku qorsheysneyd garoonka Magaalada [...]
May 20th, 2012 | Posted in Headline News, News, Sportiga | Read More »
Kooxda Manchester City ayaa si cajiib leh ugu guuleystay Horyaalka Ingiriiska, kadib 90-daqiiqo oo murugo iyo wal wal soo wajahay, oo dhamaadkii ciyaarti ay ugu dambeyn haleeshay guushii ay ku taameysay in 44-sano kadib ku hanato Horyaalka Ingiriiska ee loo yaqaano Premier League. Waxaa isha lagu wada hayay kulamada Kooxaha Labada Manchester oo la kala [...]
May 13th, 2012 | Posted in Headline News, News, Sportiga, Xuska Mudan | Read More »
Laba gool oo qurux badnaa oo uu u dhaliyey Radamel Falcao iyo ciyaar isku xiran oo ay soo bandhigeen ciyaaryahanada kale ayey Atletico Madrid meel isaga saaraty naadiga Athletic Bilbao finalka koobka Europa League oo ay xalay ku guuleystay. Falcao oo ah laacib u dhashay dalka Colombia isla markaana dhaliyey goolka kaliyah oo ay sanadki [...]
May 10th, 2012 | Posted in Headline News, News, Sportiga | Read More »
Chelsea ayaa xalay guuleystay tartanka caanka ah ee FA Cup kadib marki ay 2-1 kaga awood roonaatay naadiga faca weyn ee Liferpool ciyaarti kama danbeysta aheyd oo ka dhacday garoonka Wembley. Gool dhaliyaha Chelsea Didier Drogba ayaa mar kale ahaa bartilmaameed, isaga oo u dhaliyey goolka guusha bilowgi hore ee qeeybta danbe ciyaarta, waxa ay [...]
May 6th, 2012 | Posted in Headline News, News, Sportiga | Read More »