Home » Headline News
You are browsing entries filed in “Headline News”
There is Somali adage that says, “Old man knows what causes his death.” When President Hassan Sh. Mohamud of Somalia started his speech at the second London Conference on Somalia (LCS II) on Maya 7, 2013, with the metaphor of young sapling, which needs a strong stake, water, feed, and protection from animals that try [...]
May 20th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »
In the aftermath of Second World War, in a meeting held on 24th October 1945 in San Francisco, the Charter of United Nations Organization was finalized and countries liberated from the AXIS Forces were named “Occupied Enemy Territories” and they were recognized as existing countries. In the line with the UN Charter, Somalia was placed [...]
May 20th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
Muqdisho, 18 May 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha Midnimada Soomaaliya, arrimaha Federaalka iyo arrimaha Jubbooyinka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada ummadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas, loona baahanyahay si kasta oo lagu raadin karo in lagu raadiyo. Madaxweyanaha ayaa [...]
May 20th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadda, cadaalada iyo garsoorka, fidinta siyaasada dawladda ee gobolada dalka iyo xoojinta midnimada Soomaaliyeed, ayaa waxaa la ogaaday in shaqsiyaadka ka dambeeyo fowdadaasi. Marka la eego shaqsiyaadka [...]
May 20th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »
Maamulka Somaliland ayaa Qaramada Midoobay ku eedeyay go’aanka ay maamulka hawada Soomaaliya ugu wareejisay dowladda federaalka ah kaddib 20 sano oo uu Barnaamijka Horumarinta u qaabilsan Qaramada Midoobay ka maamulayay Nairobi. Wasiirka duulista iyo hawada ee maamulka Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in UNDP ay ku xad-gudubtay heshiis ay dowladda Soomaaliya iyo Somaliland la [...]
May 14th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
After years of overlooking the real needs of the Somali people, it is significant change longed-for that Somalia’s statebuiling featured in the strategic agenda of the key actors of the International Community (IC), namely the G8 powers1 in their ministerial meeting held in London on April 11, 2013, under the UK Chairmanship. The Ministerial decisions [...]
April 27th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
Saraakiisha ciidamada booliiska iyo Nabad sugida dowladda Soomaaliya ayaa ka warbixayay dilal ka dhacay degmada Afgooye, kuwaasoo loo geystay labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda. Taliyaha ciidamada booliiska degmada Afgooye ayaa warbaahinta u sheegay in maalintii shalay lagu dillay labo askari boosteejada laga raro gadiidka aada dhinaca degmada Awdheegle ee isla gobollka Shabeellaha hoose, kadib markii [...]
January 24th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »
Kulankii 46-aad ee Urur goboleeddka IGAD oo war laga soo saaray ayaa lagu amaanay shacabka iyo xukuumada Soomaalia sida ay uga wada shaqeynayaan nabad kusoo dabaalida wadanka. War saxaafadeedkaasi ayaa qodobadii laga soo saaray waxa kamid ahaa in Uruka goboleedka IGAD uu ugu baaqayo in Dowladda ay dadajiso maamul u sameynta gobolada wadanka Soomaalia. War [...]
January 24th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »