Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka oo ku dhowaaqday inay aqoonsadeen dowladda Soomaaliya (Sawirro)

Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka oo ku dhowaaqday inay aqoonsadeen dowladda Soomaaliya (Sawirro)

Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Maraykanka Hillary Clinton ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday in dowlada Maraykanku aqoosaday jiritaanka dowlada federalka Soomaaliya. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Hillary Clinton ayaa waxa ay xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka ka sheegtay in arrimaha dalka Soomaaliya ay ahaayeen kuwo si gaar ah [...]

January 18th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »

Kooxda Al-Shabaab oo shaacisay inay dileen Dennis Allex oo hore ugu afduubnaa

Kooxda Al-Shabaab oo shaacisay inay dileen Dennis Allex oo hore ugu afduubnaa

Al-Shabaab ayaa ay war ay soo saareen waxaa ay shaac kaga qaadeen in ay dil ku fuliyeen ama dileen la heystihii u dhashay dalka Faransiiska Dennis Alex oo maalintii shalay ay ku xukumeen dil. War ay ku daabaceen Al-Shabaab bogga Twitter-ka ayaa ku sheegeen in xalay saacado marka ay aheyd 7: 30 fiidnimo ku dileen [...]

January 17th, 2013 | Posted in Headline News, News, Wararka | Read More »

Al-Shabaab oo weerar laba jiha ah ku soo qaaday xalay magaada Xeebeedka Kismaayo

Al-Shabaab oo weerar laba jiha ah ku soo qaaday xalay magaada Xeebeedka Kismaayo

Dagaalo culus ayaa xalay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda, kuwa Kenya oo isku dhinac ahaa iyo dagaalyahada Shabaab, kuwaasoo labo jiho ka weeraray magaalada. Warar kala duwan ayaa saaka ka soo baxaya dagaalka, iyadoo ay sheegayaan inuu jiro qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac. [...]

January 17th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Dowlada Mareykanka Shaaca Ka Qaaday Inay Si Rasmi Ah U Aqoonsaneyso Dowladda Soomaaliya

Dowlada Mareykanka Shaaca Ka Qaaday Inay Si Rasmi Ah U Aqoonsaneyso Dowladda Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa maanta si rasmi u aqoonsaneysa dowladda Soomaaliya, markii sanadkii la soo dhaafay ay ka baxday xilliga KMG, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu booqasho maalmo qaadaneysa ku joogo Mareykanka. Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka Johny Carrson ayaa sheegay in Hillary Clinton maanta oo khamiis ah la kulmi doonto Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh [...]

January 17th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo digniin Culus ka soo saaray kufsiga

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo digniin Culus ka soo saaray kufsiga

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa digniin u jeedisay Ciidamada dowladda iyo kooxaha isu ekeysiiya ee ku labisan dharka ciidamada, kadib markii shalay Maxkamada ay fulisay dil toogasho. Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida Liibaan Cali yarow ayaa sheegay in Maxkamada ay tallaabooyin ka qaadi doonto askarta iyo kuwa kale ee dhibaatooyinka u geysta shacabka “Maxkamada Ciidamada [...]

January 17th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Weerar xalay lagu qaaday ciidamada booliska kenya ee magaalada Gaarisa oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Weerar xalay  lagu qaaday ciidamada booliska kenya ee magaalada Gaarisa oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Weerar Hubeysan oo dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaasoo ay isku rasaaseeyeen Kooxo Hubeysan iyo ciidamada booliska Kenya. Iska hor imaadka ayaa ka dambeeyay markii kooxo Hubeysan ay weerareen mid ka mid ah Hotelada ku yaal Gaarisa, halkaasoo Saraakiil Boolis ku jireen. Ilaa saddex ruux [...]

January 17th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Al-Shabaab oo sheegay inay u aari doonaan dadki lagu laayay Deegaanka Leego

Al-Shabaab oo sheegay inay u aari doonaan dadki lagu laayay Deegaanka Leego

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay u aar-gudi doonto dad rayid ah oo maalin ka hor Ciidamada AMISOM ku laayeen deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo AMISOM ay baaritaan ku sameyneyso dhacdadaas. Gudoomiyaha Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa ku eedeeyay Ciidamada AMISOM inay dhibaato u geysteen dad rayid ah oo maati [...]

January 17th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

In ka badan kun qof oo maanta lagu soo qabtay howl galo laga sameeyay magaalada Muqdisho

In ka badan kun qof oo maanta lagu soo qabtay howl galo laga sameeyay magaalada Muqdisho

Ciidamada nabadsugida qaranka iyo booliska ayaa howl gal ay iska kaashadeen waxay saakay ka fuliyeen degmada wadajir, iyadoo howl galkan uu qeyb ka yahay howl galo maalmihii u dambeeyay ka socday qeybo ka mid ah Muqdisho. Taliyaha Ciidamada nabadsugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay in howl galkan uu qaatay ilaa sideed saacadood, isla [...]

January 15th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Washington ee dalka Mareykanka

Madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Washington ee dalka Mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Washington ee caasimada dalka Mareykanka, halkaasoo uu kula kulmi doono mas’uuliyiinta dalkaas. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliya Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada Fowziyo Yuusuf Xaaji iyo la taliyeyaal ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha. Booqashadan oo ah tii u horeysay ee Madaxweynaha ku tago Mareykanka [...]

January 15th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere “Kibirkii Faransiiska waa jebinay”

Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere “Kibirkii Faransiiska waa jebinay”

Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab ayaa ku faanay inay jebiyeen kibirki Faransiiska, kadib markii ay fashiliyeen weerar uu ku soo qaaday Soomaaliya jimcihii la soo dhaafay. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Sh/Hoose ayuu Cali Dheere ku tilmaamay Faransiiska kuwo is kibriyay, isla markaana uu kala garan waayay burcad badeeda iyo Al-Shabaab. [...]

January 15th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »