Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Hogaamiyaha Turkiyiiinta Dalka Bulgaria oo dil ka badbaaday Daawo Sawirada

Hogaamiyaha Turkiyiiinta Dalka Bulgaria oo dil ka badbaaday Daawo Sawirada

 Waxaa ay aheyd dhacdo aad loola  yaabeen oo dadkii daawanayay ay aad uga naxeen kadib markii nin dhalinyarro ah oo 25 sano jira ah uu bastoolad madaxa ka saaray hogaamiyaha Turkiyiinta dalka Bulgaria xili uu hadal jeedinayay. Hogaamiyaha oo lagu magacaabo Ahmed Dogan ayaa siweyn u anfiiray markii uu arkay batsoolada madaxa ka saaran, waxaana uu [...]

January 20th, 2013 | Posted in Headline News, News, Sawirro | Read More »

Burcad Badeed Soomaaliyeed oo dalka Yaman lagu xukumay min 10 oo xabsi ah

Burcad Badeed Soomaaliyeed oo dalka Yaman lagu xukumay min 10 oo xabsi ah

Wararka laga hellayo dalka Yaman ayaa sheegaya in maxkamad ku taala dalkaas min 10 sano oo xirag ah ku riday sadax burcad badeed Soomaali ah, kadib markii lagu hellay dacwad ah afduub ay  u geysteen Doon. Wararku waxaa ay sheegayaan in sadax nin oo la soo xiray ama la soo qabtay sanadkii 2011 ilaa waqtigan [...]

January 20th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Feysal Cali Waraabe oo sheegay in aqoonsiga Mareykanka uu aqoonsaday Soomaaliya ay jug weyn ku tahay Soomaaliland

Feysal Cali Waraabe oo sheegay in aqoonsiga Mareykanka uu aqoonsaday Soomaaliya ay jug weyn ku tahay Soomaaliland

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Maamulka Soomaaliland Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadllay aqoosiga Mareykanka ee dowladda federaalka Soomaaliya ay aqoonsatay wuxuu sheegay inay arintaas jug weyn ku ah Soomaaliland. Feysal Cali Waraabe ayaa aad u dhaliilay xisbiga talada isagoo ku tilmaaya in mas’uuliyada arintaa uu qaadanayo maamulka uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Siilaanyo oo sida uu [...]

January 20th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

160 askari oo uu tababar uga furmay Dhuusamarreeb

160 askari oo uu tababar uga furmay Dhuusamarreeb

Boolis ay tiradiisu gaareyso 160 askari ayaa maanta wuxuu tababar uga furmay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Guddoomiye ku-xigeenka maamulka dowladda ee gobolka Galgaduud Saadaq Sheekh Yuusuf oo ka hadlay xaflad lagu furayay tababarka ayaa sheegay in uu yahay midkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee lagu qabto gobolka Galgaduud wixii ka dambeeyay burburkii [...]

January 19th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Ciidamada nabadsugida qaranka oo howl galo ka wada qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Ciidamada nabadsugida qaranka oo howl galo ka wada qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Ciidamada nabadsugida qaranka ayaa saaka howl galo ballaaran ka wada qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo la sheegayo in dad fara badan ay ku soo qabteen ilaa iyo iminka. Howl galadan ayaa waxay xoogooda ka socdaan degmada Dharkeenley, waxaana saaka lagu arkay ciidamo fara badan oo isugu jira nabadsugid iyo boolis. Dadka ku nool [...]

January 19th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Dagaalo culus oo xalay ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose

Dagaalo culus oo xalay ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose

Dagaalo culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, ciidamada Kenya oo isku dhinac ah iyo dagaalyahanada Shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo dagaalka. Wararka ayaa sheegaya in xoogaga Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ku leeyihiin degmadaas, iyagoo [...]

January 19th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh “Madaxweyne Obama waxaa kala hadlay cubooneysiinta xiriirka Somalia iyo Mareykanka”

Madaxweyne Xasan Sheekh “Madaxweyne Obama waxaa kala hadlay cubooneysiinta xiriirka Somalia iyo Mareykanka”

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa ka warbixiyay kulan uu aqalka cad ee Mareykanka kula qaatay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, kaasoo ahaa kii u horeeyay ee ay wada yeeshaan. Kulankan oo ahaa mid gaar ah ayaa waxay kaga wada hadleen arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan amaanka iyo siyaasada, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu soo dhoweeyay [...]

January 18th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »

Kooxo Hubeysan oo maanta Muqdisho ku dilay Wariye Cabdi Xareed Cismaan Aadan

Kooxo Hubeysan oo maanta Muqdisho ku dilay Wariye Cabdi Xareed Cismaan Aadan

Allaha u naxariistee Wariye Cabdi Xareed Cismaan aadan ayaa lagu aasay qabuuro ku yaala Isbitaalka Madiina, kadib markii uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray dil rag hubeysan ugu geysteen degmada Wadajir. Cabdi xareed oo u shaqeynayay Idaacada Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa raga hubeysan ay ilaa shan xabadood kaga dhifteen qaarka sare ee jirkiisa. [...]

January 18th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka oo ku dhowaaqday inay aqoonsadeen dowladda Soomaaliya (Sawirro)

Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka oo ku dhowaaqday inay aqoonsadeen dowladda Soomaaliya (Sawirro)

Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Maraykanka Hillary Clinton ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday in dowlada Maraykanku aqoosaday jiritaanka dowlada federalka Soomaaliya. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Hillary Clinton ayaa waxa ay xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka ka sheegtay in arrimaha dalka Soomaaliya ay ahaayeen kuwo si gaar ah [...]

January 18th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »

Kooxda Al-Shabaab oo shaacisay inay dileen Dennis Allex oo hore ugu afduubnaa

Kooxda Al-Shabaab oo shaacisay inay dileen Dennis Allex oo hore ugu afduubnaa

Al-Shabaab ayaa ay war ay soo saareen waxaa ay shaac kaga qaadeen in ay dil ku fuliyeen ama dileen la heystihii u dhashay dalka Faransiiska Dennis Alex oo maalintii shalay ay ku xukumeen dil. War ay ku daabaceen Al-Shabaab bogga Twitter-ka ayaa ku sheegeen in xalay saacado marka ay aheyd 7: 30 fiidnimo ku dileen [...]

January 17th, 2013 | Posted in Headline News, News, Wararka | Read More »