Home » News with Videos You are browsing entries filed in “News with Videos”

Halkaan ka daawo Wacyigelinta Gabdhaha

Halkaan ka daawo Wacyigelinta Gabdhaha

May 14th, 2013 | Posted in Headline News, News with Videos, Xuska Mudan | Read More »

Kenya oo si rasmi ugu biirtay howl galka nabad ilaalinta ee Amisom

Kenya oo si rasmi ugu biirtay howl galka nabad ilaalinta ee Amisom

Kulan ay todobaadki hore ku yeesheen magaalada Addis Ababa Golaha Amaanka iyo Nabadgalyada Midowga Africa ayey ku ogolaadeen in ciidamada Kenya ay toos ugu biiraan kuwa Amisom. Midowga Africa ayaa ciidanka Kenya ka taageeri doona sidi uu uga caawin lahaa dhaqaalaha, qalabka, isgaarsiinta iyo waxyaabaha kale ee lagama maarmaanka ah, taasi oo culeys adag ku [...]

January 9th, 2012 | Posted in News, News with Videos | Read More »

Madaxweyne Caalin oo xusul-duud ugu jira sidii uu ugu guuleysan lahaa sii deynta laba ruux oo ajnabi ah oo dhowaan laga afduubtay Galmudug.(Daawo Videoga Caalin oo Galkacyo ku laabtay)

Madaxweyne Caalin oo xusul-duud ugu jira  sidii uu ugu guuleysan lahaa sii deynta laba ruux oo ajnabi ah oo dhowaan laga afduubtay Galmudug.(Daawo Videoga Caalin oo Galkacyo ku laabtay)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mr. Caalin ayaa maanta isugu yeeray Odayaal ay qaraabo yihiin, waxaa ayna ka wada hadleen sida ugu habboon ee lagu soo furan karo laba ruux oo ajnabi ah oo dhowaan laga afduubtay magaalada galkaco qeybta Galmudug, dadkaasi oo loola tallaabay degaano hoos yimaada maamulka deriska la ah ee Ximan iyo Xeeb. Madaxweyne [...]

November 13th, 2011 | Posted in Headline News, News, News with Videos | Read More »

Diyaarad kuwa qaadka keenaya oo saaka waabarigii ku soo dhacday Guriceel

Diyaarad kuwa qaadka keenaya oo saaka waabarigii ku soo dhacday Guriceel

Diyaarad kuwa keena qaadka dalka Soomaaliya ayaa saakay ku dhacday garoonka diyaaradaha degmada Guriceel ee gobolka Galguduud. Diyaaradaan oo ka soo amba baxday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la sheegay in ay ka baxday jidka ay ku cararaan diyaaradaha wax yar kadib marki ay dhulka soo caga dhigatay. Wali lama oga qasaaraha ka dhashay [...]

November 10th, 2011 | Posted in News, News with Videos | Read More »

Taliska Amisom oo sheegay inay ku wajahan yihiin Gobolada Shabaabka joogaan

Taliska Amisom oo sheegay inay ku wajahan yihiin Gobolada Shabaabka joogaan

Taliska Ciidamada Amisom ayaa ka dhawaajiyay inay qorsheynayaan inay tagaan Gobolada ay maamulaan Al-Shabaab, iyagoo rajo ka muujiyay in ciidamo dheeraad ah la keeno magaalada Muqdisho. Afhayeenka Amisom Major Paddy Ankunda ayaa sheegay inay wadaan diyaar garow ku aadan sidii ay gobolada dalka isugu fidin lahaayeen. Isagoo la hadlayay Telefishin ku yaal magaalada Kampala ayaa [...]

September 10th, 2011 | Posted in News, News with Videos | Read More »

Ciidamada dowladda oo isku fidinaya deegaanada Jubooyinka

Ciidamada dowladda oo isku fidinaya deegaanada Jubooyinka

Ciidamo badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa isku fidinaya deegaano ka tirsan Jubada hoose oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in xalay ay madaafiic ku garaaceen fariisimo ay Shabaabka ku lahaayeen tuulooyin hoos yimaado degmada Afmadoow ee gobolkaasi isla markaana uu jiray iska hor imaadyo aanan badneyn oo dhexmaray Al Shabaab iyo [...]

August 10th, 2011 | Posted in News, News with Videos | Read More »

Uganda oo ka digtay dilal qorsheysan Shabaab u maleegeyso Siyaasiyiinta iyo Xubnaha Mucaaradka dalkaas

Uganda oo ka digtay dilal qorsheysan Shabaab u maleegeyso Siyaasiyiinta iyo Xubnaha Mucaaradka dalkaas

Dowladda Uganda ayaa digniin ka soo saartay weeraro iyo dilal qorsheysan oo lagu fuliyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta dalkaas iyo Xubnaha mucaaradka ee Uganda, kadib markii la helay warqad digniin oo ka timid Al-Shabaab. Taliyaha Booliska Uganda Kaila Kayihura ayaa sheegay inay heleen fariin ah in Al-Shabaab u soo dirtay Uganda Koox si aad [...]

May 27th, 2011 | Posted in News, News with Videos | Read More »

Here today, gone tomorrow? Saving Somaliland’s heritage

Here today, gone tomorrow? Saving Somaliland’s heritage

(CNN) — When Sada Mire fled war-torn Somalia as a frightened teenager, the nation was descending into darkness, mired in the grip of a long civil conflict. But several years later, when she returned to the Horn of Africa as an ambitious archaeologist, her fierce determination and meticulous fieldwork brought to light the region’s rich [...]

May 10th, 2011 | Posted in Headline News, News with Videos, Videos, World News | Read More »