Home » Xuska Mudan
You are browsing entries filed in “Xuska Mudan”
Shamso Elmi says she worries that removing the high school from downtown will have a negative impact on the some 200 Somali-Canadian students currently attending the multicultural school. Sir John A. has a prayer room for Muslim students, and the Somali students feel accepted and comfortable at the school, Elmi said. As a result, they [...]
June 11th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
In the aftermath of Second World War, in a meeting held on 24th October 1945 in San Francisco, the Charter of United Nations Organization was finalized and countries liberated from the AXIS Forces were named “Occupied Enemy Territories” and they were recognized as existing countries. In the line with the UN Charter, Somalia was placed [...]
May 20th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
Maamulka Somaliland ayaa Qaramada Midoobay ku eedeyay go’aanka ay maamulka hawada Soomaaliya ugu wareejisay dowladda federaalka ah kaddib 20 sano oo uu Barnaamijka Horumarinta u qaabilsan Qaramada Midoobay ka maamulayay Nairobi. Wasiirka duulista iyo hawada ee maamulka Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in UNDP ay ku xad-gudubtay heshiis ay dowladda Soomaaliya iyo Somaliland la [...]
May 14th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
After years of overlooking the real needs of the Somali people, it is significant change longed-for that Somalia’s statebuiling featured in the strategic agenda of the key actors of the International Community (IC), namely the G8 powers1 in their ministerial meeting held in London on April 11, 2013, under the UK Chairmanship. The Ministerial decisions [...]
April 27th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hogaminayo ayaa maanta booqashooyin ku kala bixiyay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose, Idaacadda Shabeelle, Garoonka Aadan Cadde iyo Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho. Ra’iisal Wasaaraha waxaa booqashadiisan ku weheliyay, Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka, Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed, Wasiir ku-xigeenka [...]
January 20th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
Dagaalo culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, ciidamada Kenya oo isku dhinac ah iyo dagaalyahanada Shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo dagaalka. Wararka ayaa sheegaya in xoogaga Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ku leeyihiin degmadaas, iyagoo [...]
January 19th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa ka warbixiyay kulan uu aqalka cad ee Mareykanka kula qaatay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, kaasoo ahaa kii u horeeyay ee ay wada yeeshaan. Kulankan oo ahaa mid gaar ah ayaa waxay kaga wada hadleen arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan amaanka iyo siyaasada, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu soo dhoweeyay [...]
January 18th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »
Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Maraykanka Hillary Clinton ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday in dowlada Maraykanku aqoosaday jiritaanka dowlada federalka Soomaaliya. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Hillary Clinton ayaa waxa ay xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka ka sheegtay in arrimaha dalka Soomaaliya ay ahaayeen kuwo si gaar ah [...]
January 18th, 2013 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »