“Author Archive”

Saraakiisha ciidamada Dowlada oo faahfaahin ka bixiyay Askar Lagu Dillay Degmada Afgooye

Saraakiisha ciidamada Dowlada oo faahfaahin ka bixiyay Askar Lagu Dillay Degmada Afgooye

 Saraakiisha ciidamada  booliiska  iyo Nabad sugida dowladda Soomaaliya ayaa ka warbixayay dilal ka dhacay degmada Afgooye, kuwaasoo loo geystay labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda. Taliyaha ciidamada booliiska degmada Afgooye ayaa warbaahinta u sheegay in maalintii shalay lagu dillay labo askari boosteejada laga raro gadiidka aada dhinaca degmada Awdheegle ee isla gobollka Shabeellaha hoose, kadib markii [...]

January 24th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

IGAD oo ku Dowlada ugu baaqday inay dadajiso maamul u sameynta gobolada

IGAD oo ku Dowlada ugu baaqday inay dadajiso maamul u sameynta gobolada

Kulankii 46-aad ee  Urur goboleeddka IGAD oo war laga soo saaray ayaa  lagu amaanay shacabka iyo xukuumada Soomaalia sida ay uga wada shaqeynayaan nabad kusoo dabaalida wadanka. War saxaafadeedkaasi ayaa qodobadii laga soo saaray waxa kamid ahaa in Uruka goboleedka IGAD uu ugu baaqayo in Dowladda ay dadajiso maamul u sameynta gobolada wadanka Soomaalia. War [...]

January 24th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Al-Shabaab oo ku hanjabay inay dili doonaan maxaabiis Kenyaan ah oo gacanta ugu jira

Al-Shabaab oo ku hanjabay inay dili doonaan maxaabiis Kenyaan ah oo gacanta ugu jira

Kooxda  Al-Shabaab ee xirirka la leh ururka Al-Qaacida ayaa wacad ku martay in ay dili doonaan ciidamo ay  heystaan Kenyaan ah oo gacantoda ku jira hadii aysan Dowlada Kenya aysan sii deyn dhamaan dadka musliminta ee u xiran xabisga wadankaasi kenya kuwaasi oo wajahaya eedeymo ku aadan argagaxisanimo. War saxaafaded iyo cajal Video-ah ay soo dhigeen Shabaab [...]

January 24th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiiro ka socdo dalalka deeqda bixiya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiiro ka socdo dalalka deeqda bixiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Safiiro ka socdo dalalka deeq bixiyaasha, waxayna ka wada hadleen sidii loogu dhisi lahaa Soomaaliya hay’adaha Maaliyadda Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliyay kulankaas Wasiirka Maliyadda Mudane Maxamuud X. Suleymaan iyo Governorka Bankiga Dhexe Mudane C/ Salaam Hadliye. Safiirada iyo wakiiladda ayaa waxey ka [...]

January 24th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

C/xakiin X.Fiqi oo ka qeyb galay Shir Looga Hadlaayay Cunaqabateynta Hubka

C/xakiin X.Fiqi oo ka qeyb galay Shir Looga Hadlaayay Cunaqabateynta Hubka

Wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka qeyb-galay shir looga hadllayay sidii cunaqabateynta hubka looga qaadi lahaa dowladda Soomaaliya. Shirka oo ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb-galay guddiga ka shaqeynta farsamada ciidamada militariga dowladda [...]

January 22nd, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Sheekh Axmed Madoobe oo ka soo horjeestay Maamul u sameynta Gobolada Al-Shabaab laga xureeyay

Sheekh Axmed Madoobe oo ka soo horjeestay Maamul u sameynta Gobolada Al-Shabaab laga xureeyay

Sheekh Axmed Max’ed Islaam [Axmed Madoobe ] oo ah HogaamiyahaRaaskanbooni ee ka taliya magaalada Kismaayo wareysi uu siiyay idaacada BBC-da wuxuu ku sheegay in uusan aqbaleynin qorshaha maamul u sameynta gobollada laga saaray Al-Shabaab oo ay xukuumadu wado. Axmed Madoobe ayaa aad uga soo horjeestay wuxuuna dhaliilay qorshaha gollaha wasiirrada ay soo saareen ee wasaarrada [...]

January 22nd, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Kulamo La qaatay Madax Ka Tirsan Jaamacada Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Kulamo La qaatay Madax Ka Tirsan Jaamacada Carabta

 Madaxweynaha dalka Soomaaliya oo xiligan ku sugan boqortooyada Saudi Arabia kana qeyb-galaya shir madaxeedka wadamada ku jira Jaamacada Carabta ayaa saacadihii ugu danbeeyay kulamo la yeeshay qaar ka mid ah madaxda ku kulansan magaalada Riyadh. Kulamada madaxweyne Xassan Sheekh uu la yeeshay madaxda wadamada carabta ayaa dhamaantood looga wada hadlayay sidii loo hagaajin lahaa xiriirka [...]

January 22nd, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada oo gaaray Magaalada Jowhar.

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada oo gaaray Magaalada Jowhar.

General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab iyo saraakiil kale oo ka tirsan maxkamada ciidamada ayaa gaaray xarunta gobolka Sh/dhexe ee Jowhar, Guddoomiyaha ayaa socdaalkiisa ku aadan Jowhar waxaa la sheegay inay ku saleysan tahay sida uu ugu kuur gali lahaa howlaha halkaas ka socda ee Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ay wado. Booqashada Guddoomiyaha maxkamada sare ee [...]

January 22nd, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Asgari ka tirsan ciidamada dowlada oo qof rayid ah ku dilay dagmada Jowhar

Asgari ka tirsan ciidamada dowlada oo qof rayid ah ku dilay dagmada Jowhar

Wararka naga soo gaaraayo  magaalada Jowhar ee xarunta gobollka Shabeellaha dhexe aya sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu toogasho ku dillay mid ka mid ah dadka rayidka ah ee  ku dhaqan magaaladaas. Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in askari dilka geystay uu si bareer ah ama ula kac ah u [...]

January 20th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin X.fiqi oo dalka Dib ugu soo laabtay

Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin X.fiqi oo dalka Dib ugu soo laabtay

Wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi iyo wafdi la socda ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, kadib markii ay magaalada Ankara ee dalka Turkiga kaga qeyb-galeen shir looga hadllayay amniga Soomaaliya. Wasiirka waxaa socdaalkiisa ku wehliyay wasiiru-dowlaha wasaarrada arrimaha dibada xukuumada Soomaaliya Jamaal Max’ed Barow iyo taliyaha ciidamada xoogga [...]

January 20th, 2013 | Posted in Headline News, News | Read More »