“Author Archive”

Political tensions in Somalia is a threat to the Islamic Shari’a and democracy aspect

Political tensions in Somalia is a threat to the Islamic Shari’a and democracy aspect

Political tensions in Somalia between the TransitionalFederal Parliament (TFP) members are not the issue if they are not really inaccordance with the law, the issue is morality. It’s hard to imagine an issuewhere the members of the Transitional Federal Parliament (TFP) in Somaliaallows the posts like “I want it that way”, ”Group Members ofTransitional Federal [...]

December 16th, 2011 | Posted in Opinions | Read More »

Guddoomiyihii Shariif Xasan uu Jagada hore uga tuurtay oo ayidey xil ka qaadista shariifka lagu sameeyey.

Guddoomiyihii Shariif Xasan uu Jagada hore uga  tuurtay oo ayidey xil ka qaadista shariifka lagu sameeyey.

Aadan Max’ed Nuur (aadn Madoobe) oo hore u hayn jirey xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka maantana Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay xil ka qaadistii dhawaan Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ay ku sameeyeen Shariif Xasan Sheekh Aadan, wuxuuna si aan leex-leexad lahayn u taageeray xil ka qaadistaas. Wuxuu sheegay in [...]

December 16th, 2011 | Posted in Headline News, News | Read More »

Ahlusunna: “Waxaannu hagaajineynaa xiriirrada aanu la leenahay beesha Caalamka, Shirka Garowena waan tegeynaa”.

Ahlusunna: “Waxaannu hagaajineynaa xiriirrada aanu la leenahay beesha Caalamka, Shirka Garowena waan tegeynaa”.

Guddoomiyaha golaha guud ee ururka Ahlusunna Waljamaaca, Prof. Xirsi Maxamuud Hilowle oo warbaahintu wareysatay ayaa sheegay in hadda iyo wixii ka dambeeya ay Ururkoodu xoojin doonaan xiriirka ay la wadaagaan beesha caalamka, isla markaasna ay xiriirro joogto ah la yeelan doonaan qurbajoogta Soomaalida. Guddoomiye Prof. Xirsi wuxuu baryahaan socdaal ku marayey dalalka Yurub qaarkood iyo [...]

December 16th, 2011 | Posted in Headline News, News | Read More »

Midowga Yurub oo ka hadlay Xil ka xayuubintyii ay baarlamaanka Soomaaliya ku sameeyeen Shariif Xasan.

Midowga Yurub oo ka hadlay Xil ka xayuubintyii ay baarlamaanka Soomaaliya ku sameeyeen Shariif Xasan.

The EU is aware of the developments in the Transitional Federal Parliament and the apparent removal of the Speaker. We are seeking further assessment of the situation. To that end we strongly support the joint mission to Mogadishu by senior representatives from the UN, AU and IGAD and await their findings. Our primary concern remains [...]

December 16th, 2011 | Posted in Headline News, News, World News, Xuska Mudan | Read More »

Regional Summit Urges Ethiopia to Send Troops to Somalia

Regional Summit Urges Ethiopia to Send Troops to Somalia

A Horn of Africa regional summit has given its blessing to the return of Ethiopian troops to Somalia, but the force will remain outside African Union command. The Inter Governmental Authority on Development, or IGAD, Friday officially asked Ethiopia to support the campaign by Kenyan, Somali and African Union forces against Somalia’s al-Shabab rebels. At [...]

November 26th, 2011 | Posted in Headline News, News, World News | Read More »

Wafdiheer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Turkiga ooMuqdisho soo gaaray maanta(Sawirro)

Wafdiheer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Turkiga ooMuqdisho soo gaaray maanta(Sawirro)

Muqdisho,Sabti November 24,2011—–Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare KuXigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozdag ayaa maanta soo gaaray Muqdisho. Wafdiganheerka sare ah waxaa ka mid ah Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Dr Kani Torun,Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka ee Caafimaadka, Cevdet Erdol, Xubnobaarlamaanka Turkiga ah sida Sayn Huseyin Tanriverdi, Sayn Selcuk Ozdag,Muzaffer Yurttas, Wasiir ku xigeenka [...]

November 26th, 2011 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »

Ra’iisulWasaaraha oo maanta u kuurgalay xaaladda nololeed ee barakacayaasha XeradaBadbaadona (Sawiro)

Ra’iisulWasaaraha oo maanta u kuurgalay xaaladda nololeed ee barakacayaasha XeradaBadbaadona (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMGah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday XeradaBarakacayaasha ee Badbaado oo ay ku jiraan kumanaan qoysas ah oo ka soobarakacay gobolada dalka ee ay abaaruhu ku dhufteen isagoo ka qeyb galaybixinta gargaar raashin ah oo la siinayay qoysaska ku jira xerada. Gargaarkan oo ay soo dhiibtay dowladdaSucuudiga [...]

November 19th, 2011 | Posted in Headline News, News, Xuska Mudan | Read More »

Ethiopia oo markale isku qaban qaabineysa duullaan ay ku soo gasho gobollo kamida Soomaaliya, & Midowga Afrika oo oggolaaday.

Ethiopia oo markale isku qaban qaabineysa duullaan ay ku soo gasho gobollo kamida Soomaaliya, & Midowga Afrika oo oggolaaday.

Shirar dhowaalahaan magaalada Addis Ababa uga socdey ururka Midowga Afrika, ayaa la sheegay in Ururkaasi u oggolaaday dowladda Itoobiya in ciidamadeedu galaan gobollo dhowr ah oo ku yaallo koonfurta wadanka Soomaaliya, gobolladaasi oo haatan ay gacanta ku hayaan Xarakada Alshabaab. Sarkaal u hadlay Ururka Midowga Afrika ayaa shaaciyey inuu jiro qorshe ururkoodu ka dambeeyo oo [...]

November 18th, 2011 | Posted in Headline News, News | Read More »

Madaxweynaha Suudaan oo sheegay iney labalaabayaan taageerada dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Suudaan oo sheegay iney labalaabayaan taageerada dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha wadanka Suudaan Cumar Xasan Albashiir ayaa xaflad soo dhoweyn ah oo qasriga madaxtooyada loogu qabtay madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, wuxuu ka sheegay in dowladda wadanka Suudaan ay labalaabeyso taageerada ay u heyso dowladda KMG ee Soomaaliya, Madaxweyne Albashiir ayaa tibaaxay in Suudaan ay ka qeyb qaadaneyso dhismaha ciidamo xooggan oo loo dhiso wadanka [...]

November 18th, 2011 | Posted in Headline News, News | Read More »

Wararkii ugu dambeeyey Dagaallo & Duqeymo xooggan oo xalay ka dhacay Muqdisho.

Wararkii ugu dambeeyey Dagaallo & Duqeymo xooggan oo xalay ka dhacay Muqdisho.

Inta la ogyahay 6-ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyoodey ku dhowaad todobo kalena dhaawacyo ayaa soo gaarey, ka gadaal dagaal xooggan oo qeybo kamida degmada Heliwaa xalay ku dhexmaray Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa AMSOM & xoogagga Alshabaab. Dagaalladaan ayaa leysku weydaarasaday Hubka noocyadiisa kala duwan, wuxuuna socdey in muddo ah, dagaalladaasina waxaa ay [...]

November 18th, 2011 | Posted in Headline News, News | Read More »